Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Isbeddel weyn oo Soomaaliya ka socda: Midowga Afrika oo la wareegaya afar saldhig oo istaraatiiji ah
    LATEST NEWS

    Isbeddel weyn oo Soomaaliya ka socda: Midowga Afrika oo la wareegaya afar saldhig oo istaraatiiji ah

    Banaadir24By Banaadir244 November 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    FILE - African Union (AU) soldiers stand with their armored vehicles near a checkpoint in Mogadishu, Somalia, on Feb. 7, 2017. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh, File)
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa qorsheynaya inuu la wareego afar saldhig oo milatari oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii Uganda ay bilowday qorshaha ay ciidamadeeda ugala baxayso Soomaaliya.

    Wakaaladda wararka ee Associated Press (AP) ayaa sheegtay in saldhigyada la qorsheynayo in ciidamada AUSSOM ay la wareegaan ay kala yihiin Sabiid-Anole, Bariire, Awdheegle iyo Buulo-Nagaad, kuwaas oo muhiim u ah howlaha amniga iyo difaaca caasimadda Muqdisho.

    Qorshahan ayaa qeyb ka ah dib-u-habeyn lagu sameynayo howlgalka Midowga Afrika, iyadoo ciidamo kale oo AUSSOM ka tirsan loo qorsheeyay in laga soo wareejiyo magaalada Baraawe si ay ula wareegaan afartaasi saldhig.

    Warqad uu howlgalka AUSSOM u diray xafiiska taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) 31-kii October ayaa lagu muujiyey muhiimadda ay saldhigyadani u leeyihiin sugidda amniga caasimadda iyo deegaanada ku xeeran.

    Dhanka kale, dowladda Uganda ayaa bilowday la bixidda ciidamadeeda Soomaaliya ku joogay heshiiska laba geesoodka ah, iyadoo kooxdii ugu horreysay ay dib ugu laabteen dalkooda.

    Afhayeenka ciidamada Uganda, Colonel Chris Magezi, ayaa sheegay in ciidamada ku jooga heshiiska labada dal ay dalka ka bixi doonaan maalmo gudahood, halka ciidamada kale ee Uganda ee qeybta ka ah howlgalka AUSSOM ay qorshuhu yahay inay si tartiib ah uga baxaan Soomaaliya dhammaadka sannadka 2027.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleMareykanka oo banneeyay saldhig muhiim u ahaa dagaalka Al-Shabaab
    Next Article Taliyaha Xoogga Dalka oo Baraawe ka wada kulamo xasaasi ah, Al-Shabaab oo fariin loo diray
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    By Banaadir247 November 20260

    Beledweyne (Banaadir24) — Wararka laga helayo dhaq-dhaqaaqyada ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in cutubyo ka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad
    • Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde
    • Villa Somalia oo wajahaysa go’doon diblomaasiyadeed? Mucaaradka oo tallaabo culus qaaday

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d