Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Guri ay ku sugaanaayeen Horjoogeyaashii Al-Shabaab ee Hiiraan oo la duqeeyay + Magacyada Madaxda lagu dilay
    LATEST NEWS

    Guri ay ku sugaanaayeen Horjoogeyaashii Al-Shabaab ee Hiiraan oo la duqeeyay + Magacyada Madaxda lagu dilay

    Banaadir24By Banaadir2416 August 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo 12-kii Agoosto 2026 ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, gaar ahaa guri ay ku sugnaayeen horjoogeyaal sare, ku dilay saddex horjooge oo ka tirsanaa Khawaarijta, halka dhaawac culus lagu gaarsiiyay horjooge sare Mustaf Caato oo ahaa madaxa guud ee waxa ay ugu yeeraan Jabhadaha Gobolka Hiiraan, iyo laba horjooge oo kale.

    Mustaf Caato, oo ka mid ah horjoogeyaasha muhiimka u ah Khawaarijta, ayaa dhaawac halis ah ka soo gaaray howlgalka, waxaana markii dambe laga qaaday degmada Maxaas iyada oo loo gudbiyay degmada Ceelbuur si loogu daweeyo.

    Horjoogahan ayaa muddo dheer ku lug lahaa qorsheynta iyo isku-dubbaridka weerarrada argagixisada, isaga oo hore u soo maamulay qeybta qaraxyada iyo naftood-haligayaasha.

    Horjoogeyaasha kale ee howlgalka lagu dilay ayaa kala ahaa Cabdi Xaafid, oo ka tirsanaa qeybta qaraxyada; Daalibaan, oo ka tirsanaa qeybta gurmadka Gobolka Hiiraan iyo Cumar Xuseen, oo horjooge u ahaa qeyb ka mid ah waxa ay ugu yeeraan Jabhadaha. Waxaa sidoo kale dhaawac culus la gaarsiiyay horjooge Maxamed Eeney iyo horjooge Salaad Buur.

    Horjooge Mustaf Caato ayaa muddo ka mid ahaa bartilmaameedyada mudnaanta sare u lahaa hay’adaha amniga, isaga oo door horjoogenimo ku lahaa abaabulka iyo dagaallada Khawaarijta.

    Howlgalkani wuxuu qeyb ka yahay dadaallada joogtada ah ee lagu wiiqayo awoodda iyo hoggaanka kooxda.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleMadaxweynaha Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay Dhuusamareeb
    Next Article Xasan Sheekh Oo Lagu Eedeeyay Inuu Dalka Dhaqaale Xumo Geliyay, Hantidii Qarankana Xaalufiyay
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Warar laga helayo ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan Taliska Ciidanka Xoogga…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d