LATEST NEWSLOCAL NEWSWARARKA

Guddiga Doorashooyinka oo soo saaray Ururada Siyaasadda Koonfur Galbeed iyo demooyinka ay ka tartami doonaan

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay liiska ururrada siyaasadeed ee ka tartami doona Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo degmooyinka ay ku tartami doonaan.

Ururadaan ayaa ka kooban 32 urur sida lagu shaaciyay liiska oo goor dhoweyd lasoo saaray:

Hoos ka akhriso:-

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *