LATEST NEWSLOCAL NEWSWARARKA

Golaha Wasiirada Cusub Ee Koonfur Galbeed Oo La Magacaabay (Akhriso Magacyada)

Hoggaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo saaray Xeer Hoggaamiyaha summadiisu tahay Lr: 191, kaas oo lagu magacaabay xubnaha cusub ee Golaha Wasiirrada iyo Wasiir Dowladayaasha dowladda.

Sida ku xusan wareegtada ka soo baxday Xafiiska Hoggaamiyaha, magacaabistan ayaa timid ka dib markii la tixgeliyey baahida loo qabo dar-dar gelinta howlaha dowladda, aqoonta iyo waayo-aragnimada xubnaha la magacaabay.

Halkan hoose ka akhriso liiska rasmiga ah ee Golaha Wasiirada cusub oo ka kooban 26 Wasiir iyo 3 Wasiir Dowle:

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *