Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Dowladda Soomaaliya oo war kulul kasoo saartay dhacdadii Shirkadda Salam Air, ballanqaadayna tallaabooyin sharci ah
    LATEST NEWS

    Dowladda Soomaaliya oo war kulul kasoo saartay dhacdadii Shirkadda Salam Air, ballanqaadayna tallaabooyin sharci ah

    Banaadir24By Banaadir247 September 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (M Hon.

    Maxamed Faarax Nuux, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey maamulka iyo shaqaalaha Shirkadda Duulimaadka ee Salam Air dhacdadii gacan-qaadka iyo hab-dhaqankii aan habboonayn ee loo geystay mid ka mid ah shaqaalahooda.

    Wasiirka ayaa si cad u cambaareeyey fal kasta oo wax u dhimaya karaamada, sharafta, iyo badqabka shaqaalaha diyaaradaha iyo guud ahaan dadka ka shaqeeya garoomada dalka. Wuxuu hoosta ka xariiqay in hab-dhaqankaas uusan ka tarjumayn nidaamka iyo asluubta Dawladnimo ee Soomaaliya.

    Si looga fogaado in falalkan oo kale ay mar kale soo laabtaan, Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada waxay xaqiijinaysaa:

    Tallaabooyin Sharci ah: In ay qaadi doonto tallaabooyin adag oo ku habboon oo laga qaadayo cid kasta oo ku lug lahayd falkaas.

    Badqabka Garoomada: In kor loo qaadi doono nidaamka ilaalinta iyo nabadgelyada shaqaalaha shirkadaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee ka hawlgala dalka.

    Ixtiraamka Wada-shaqaynta: In la dhawri doono heshiisyada iyo xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya Wasaaradda iyo shirkadaha duulimaadka ee u adeega shacabka Soomaaliyeed.

    Wasaaraddu waxay mar kale u xaqiijinaysaa Shirkadda Salam Air iyo dhammaan shirkadaha kale ee duulimaadka in si buuxda loo dammaanad-qaaday ammaankooda iyo sharaftooda inta ay ku guda-jiraan gudashada waajibaadkooda shaqo.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleCiidamada Laftagareen oo dab qabadsiiyay saldhigga Ciidamada Dowladda federaalka ee…
    Next Article Daawo Sawirrada Meydadka Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal ay fuliyeen ciidanka Danab
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin culus ka soo saartay iskaashi militari iyo…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d