Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Dowladda Soomaaliya oo Dardar Gelisay Dagaalka Musuq-maasuqa, Bilowday Qiimeyn Caalami ah
    LATEST NEWS

    Dowladda Soomaaliya oo Dardar Gelisay Dagaalka Musuq-maasuqa, Bilowday Qiimeyn Caalami ah

    Banaadir24By Banaadir249 July 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Soomaaliya oo Bilowday Diyaarinta Qiimeynta Wareegga labaad ee Dib-u-eegista Hirgelinta Heshiiska Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Musuq-maasuqa (UNCAC).

    Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Faysal Aadan Xasan ayaa maanta Magaalada Nairobi ee dalka kenya ka furay aqoon-is-weydaarsi lagu diyaarinayo is-qiimeynta wareegga labaad ee Dib-u-eegista Hirgelinta Heshiiska Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa (UNCAC).

    Aqoon-is-weydaarsigan oo ay ka qaybgalayaan qaar ka mid ah hay’adaha dowladda Soomaaliya ayaa diiradda lagu saaraya ka hortagga musuq-maasuqa iyo soo-celinta hantida, kuwaas oo laf-dhabar u ah xoojinta hufnaanta, isla-xisaabtanka iyo sarreynta sharciga.

    Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka oo ah barta xiriirka UNCAC ee Soomaaliya ayaa hoggaaminaysa isku-duwidda geeddi-socodkan iyadoo la kaashanaysa hay’adaha qaranka iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee la gadaallanka Daroogada iyo Dambiyada (UNODC)

    Xogahayaha Joogtada ayaa iftiimiyay in Is-qiimeyntu tahay fursad lagu xoojinayo dib-u-habeynta hay’adaha dowladda, kor u qaadidda hufnaanta, isla-xisaabtanka iyo dadaallada qaranka ee la-dagaallanka musuq-maasuqa.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleXasan Sheekh oo Xarigga Ka Jaray Taliska Guutada 77 oo Casriyeyn Ballaaran Lagu Sameeyay
    Next Article Deni oo Xasan Sheekh u sheegay inuusan qori ku qabsan karin Puntland
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    By Banaadir247 November 20260

    Beledweyne (Banaadir24) — Wararka laga helayo dhaq-dhaqaaqyada ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in cutubyo ka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad
    • Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde
    • Villa Somalia oo wajahaysa go’doon diblomaasiyadeed? Mucaaradka oo tallaabo culus qaaday

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d