Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Dowladda oo Ciidamo xoogan dhigtay waddooyinka Muqdisho & cabsi dagaal..
    LATEST NEWS

    Dowladda oo Ciidamo xoogan dhigtay waddooyinka Muqdisho & cabsi dagaal..

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor17 May 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ciidamo farabadan ku daabushay qaar kamid ah waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho, iyadoo tallaabadaasi si weyn looga dareemay guud ahaan caasimadda.

    Ciidamo wata gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa lagu arkayay waddada xiriirisa Isgoysyada Soobe iyo Lambar Afar, halkaasi oo ay ka wadeen baaritaanno adag oo lagu sameynayay gaadiidka dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

    Goob-joogayaal ku sugan magaalada ayaa sheegay in ciidamada ay hakad geliyeen isku socodka gaadiidka, islamarkaana ay jireen baaritaanno dheeraad ah oo lagu sameynayay dadka iyo gaadiidka maraya waddooyinka muhiimka ah.

    Warar aan ka helnay ilo amni ayaa sheegaya in tallaabadaan ay la xiriirto cabsi dowladda ka qabto abaabul ay wadaan siyaasiyiin mucaarad ah, kuwaasi oo la sheegay inay qorsheynayaan dhaqdhaqaaqyo looga soo horjeedo dowladda Federaalka iyo muddo kororsiga lagu eedeynayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

    Ilo xog ogaal ah ayaa sidoo kale tilmaamay in hay’adaha ammaanka ay heleen warbixino ku saabsan dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed iyo kulamo ay mucaaradku ka wadaan magaalada Muqdisho, kuwaasi oo salka ku haya muranka siyaasadeed ee ka taagan jihada doorashooyinka iyo mustaqbalka siyaasadda dalka.

    Dadka shacabka ah ee ku nool Muqdisho ayaa muujiyay walaac ku saabsan ciidamada la geeyay waddooyinka, iyagoo ka cabsi qaba in xiisadda siyaasadeed ay saameyn ku yeelato amniga iyo dhaq-dhaqaaqa ganacsiga magaalada.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleGolaha Wasiirada oo ka shiray hirgelinta waxka bedelka Dasruurka, xilli mucaaradka….
    Next Article Madaxweyne Xasan Sheekh & Safiirka Midowga Yurub oo khilaafka doorashada si kulul…
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    By Banaadir247 November 20260

    Beledweyne (Banaadir24) — Wararka laga helayo dhaq-dhaqaaqyada ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in cutubyo ka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad
    • Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde
    • Villa Somalia oo wajahaysa go’doon diblomaasiyadeed? Mucaaradka oo tallaabo culus qaaday

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d