LATEST NEWSLOCAL NEWSWARARKA
Daawo Sawirrada Meydadka Shabaabkii lagu laayay Buula falaay

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay ee Gobolka Baay ku dilay 14 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta, iyadoo ciidanku ay dul tageen qaar ka mid ah meydadkooda.
Ciidanka oo beegsaday fariisimo ay si qarsoodi ah uga sameysteen deegaanka ayaa sidoo kale hawlgalka kusoo furtay hub fara badan.








