Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Farmaajo oo ka digay khilaaf siyaasadeed, kuna baaqay doorasho heshiis lagu yahay

    15 October 2026

    Akhriso: Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

    15 October 2026

    Ciidamada Laftagareen oo la-wareegay Buurhakaba & Wararkii ugu dambeeyay

    15 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo farriin u diray Ciidanka Dowladda ay Baydhabo u dirtay
    LATEST NEWS

    Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo farriin u diray Ciidanka Dowladda ay Baydhabo u dirtay

    Banaadir24By Banaadir2429 March 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Sannad iyo bar ka hor waxaa la idiin diray Kismaayo iyada oo la sheegay in Madaxweyne Axmed Madoobe heshiis uga baxay Madaxweyne Xasan Sheekh. Waxaa la idinku dhextuuray furin dagaal oo uu dhexaysa Al-shabaab, ciidammo shisheeye iyo walaallihiin Soomaaliyeed.

    Muddo ka dib, siyaasiyiintii way isgacmo qaadeen, booshaqooyin ayaa la is dhaafsaday, Xasan wuxuu ka degay Kismaayo, Axmedna wuxuu yimi Muqdisho. Xiisaddii way degtay, laakiin, khasaarihii, dhaawacii iyo dhimashadii idinka ayaa qaaday. Miyaad maqasheen cid magdhow la siiyey, ama ciidankii soo jabay lagula xisaabtamay oo loo ciqaabay ama xil looga qaaday! Wuxuu noqday dagaal laga macaashay oo cidi ku hodontay. Haddaba, ha noqonina xaabo la shito, oo lagu dan gaaro.

    Maanta isla taariikhdii ayaa soo noqotay. Markan waa Baydhabo iyo Koonfur Galbeed, iyada oo sidii hore oo kale uu Xasan Sheekh ku andacoonayo in Laftagareen heshiis uga baxay. Mar kale ayaa la adinku dhextuurayaa Al-shabaab, ciidan shisheeye iyo walaalihiin.

    Siyaasaddu waa la isku khilaafaa, waana laga heshiiyaa, laakiin dagaalku waa mid reebaya raad joogto ah. Dhiig-daatay iyo naf baxday midna lama soo celin karo. Ma aha in la idiin adeegsado dagaallo siyaasadeed oo berri miiska wadahadalka lagu dhammayn doono.

    Ciidanka qaranka waajibkiinnu waa 1) Difaaca dalka; 2) ilaalinta amniga shacabka; iyo 3) la-dagaallanka argagixisada.

    Dagaalka maanta Baydhabo lagu qaadayo ma aha baahi qaran, ee waa damac siyaasadeed iyo dan nin keli ahi wato. Noloshiinnu ma aha wax raqiis lagu bixiyo, mustaqbalkiinnu ma aha wax lagu gorgortamo, dhiiggiinuna ma aha wax dano siyaasadeed loo qubo. Iska diida amar kasta oo sharcidarro ah. Ha gelinina dagaal aad og tihiin in uu khalad yahay, kana hor imanaya damiirkiina iyo masuuliyadda dalkiinna.

    Ugu danbayntii dhiig Soomaaliyeed ha u daadinina siyaasad berri laga heshiin doono, oo gacanqaad, booqasho iyo miis wadahadal ku dhammaan doonta. Aayihiina wax aan faa’iido idiinku jirin ha u waayinina.

    W/Q: Cabd

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleDagaal saacado badan qaatay oo ka dhacay Deynuunaay, Ciidamada Dowladda oo la wareegay
    Next Article Dowladda Somalia oo war kasoo saaraty howlgalkii Daynuunaay & 20 Xunood oo Shabaab…
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Farmaajo oo ka digay khilaaf siyaasadeed, kuna baaqay doorasho heshiis lagu yahay

    15 October 2026

    Akhriso: Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

    15 October 2026

    Ciidamada Laftagareen oo la-wareegay Buurhakaba & Wararkii ugu dambeeyay

    15 October 2026

    Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya oo ka arrinsaday xil-wareejinta UNTMIS iyo amniga dalka

    15 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Farmaajo oo ka digay khilaaf siyaasadeed, kuna baaqay doorasho heshiis lagu yahay

    By Banaadir2415 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si xooggan…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Akhriso: Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

    15 October 2026

    Ciidamada Laftagareen oo la-wareegay Buurhakaba & Wararkii ugu dambeeyay

    15 October 2026

    Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya oo ka arrinsaday xil-wareejinta UNTMIS iyo amniga dalka

    15 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Farmaajo oo ka digay khilaaf siyaasadeed, kuna baaqay doorasho heshiis lagu yahay
    • Akhriso: Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka
    • Ciidamada Laftagareen oo la-wareegay Buurhakaba & Wararkii ugu dambeeyay
    • Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya oo ka arrinsaday xil-wareejinta UNTMIS iyo amniga dalka
    • Dagaal culus oo ka socda Buurhakaba, Ciidanka Laftagareen oo weerar culus ku…

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d