Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xasan Sheekh oo ku wajahan Turkiga, maxaa looga hadlayaa shirweynaha COP31?

    10 November 2026

    Jarmalka oo go’aan culus ka gaaray haweeney Soomaaliyeed oo baraha bulshada caan ka ah

    10 November 2026

    Soomaalida Minnesota oo bartilmaameed u noqotay Stephen Miller, sir cusub oo laga helay Aqalka Cad

    9 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Burcad-badeed Soomaali ah oo markale qabsaday markab shidaal
    LATEST NEWS

    Burcad-badeed Soomaali ah oo markale qabsaday markab shidaal

    Banaadir24By Banaadir2418 July 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Markab yar oo sida shidaal iyo kiimikooyin oo lagu magacaabo Asana ayaa la sheegay in ay la wareegeen kooxo hubeysan xilli uu marayay Gacanka Cadmeed, waxaana ilo amni oo dhinaca badaha ah ay tuhunsan yihiin in weerarka ay ka dambeeyeen burcad-badeed Soomaali ah.  

    Hay’adda UK Maritime Trade Operations (UKMTO) ayaa sheegtay in markabka ay fuuleen dad aan loo oggolayn meel qiyaastii 65 mayl-badeed koonfur kaga beegan dekedda Al-Mukalla ee dalka Yemen. Shirkado amniga badda la socda ayaa sheegay in qiimeyntii ugu horreysay ay muujineyso in dhacdadan ay la xiriirto burcad-badeed Soomaaliyeed, halkii ay ka ahaan lahayd weerar ay geysteen Xuutiyiinta Yemen.  

    Xogta raadraaca maraakiibta ayaa muujisay in Asana uu qorsheynayay inuu ku soo xirto dekedda Boosaaso ka hor inta uusan weerarku dhicin. Sida ay sheegeen ilo amni, markab dagaal oo Kuuriyada Koonfureed leedahay ayaa u dhaqaaqay goobta kaddib markii markabku diray fariin gurmad ah.  

    Dhacdadan ayaa kusoo beegmaysa xilli ay sii kordhayaan weerarrada burcad-badeedda ee Gacanka Cadmeed iyo Badweynta Hindiya, taasoo dib u soo nooleysay walaac laga qabay amniga marin-biyoodka caalamiga ah kaddib sannado ay yaraadeen afduubyada maraakiibta.  

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleCabdalla Cabdalla oo lagu eedeeyay inuu Shabeellaha Hoose ka dhisayo maleeshiyaad la mid ah RSF-ta Suudaan
    Next Article Tabaryarida dowladda Soomaaliya oo banaanka imaaneysa haddii ay arrintaan dhacdo
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Xasan Sheekh oo ku wajahan Turkiga, maxaa looga hadlayaa shirweynaha COP31?

    10 November 2026

    Jarmalka oo go’aan culus ka gaaray haweeney Soomaaliyeed oo baraha bulshada caan ka ah

    10 November 2026

    Soomaalida Minnesota oo bartilmaameed u noqotay Stephen Miller, sir cusub oo laga helay Aqalka Cad

    9 November 2026

    Xog culus: Abaanduule hore oo Muqdisho ka baxay, kuna biiray Al-Shabaab

    9 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xasan Sheekh oo ku wajahan Turkiga, maxaa looga hadlayaa shirweynaha COP31?

    By Banaadir2410 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi ballaaran oo uu…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Jarmalka oo go’aan culus ka gaaray haweeney Soomaaliyeed oo baraha bulshada caan ka ah

    10 November 2026

    Soomaalida Minnesota oo bartilmaameed u noqotay Stephen Miller, sir cusub oo laga helay Aqalka Cad

    9 November 2026

    Xog culus: Abaanduule hore oo Muqdisho ka baxay, kuna biiray Al-Shabaab

    9 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xasan Sheekh oo ku wajahan Turkiga, maxaa looga hadlayaa shirweynaha COP31?
    • Jarmalka oo go’aan culus ka gaaray haweeney Soomaaliyeed oo baraha bulshada caan ka ah
    • Soomaalida Minnesota oo bartilmaameed u noqotay Stephen Miller, sir cusub oo laga helay Aqalka Cad
    • Xog culus: Abaanduule hore oo Muqdisho ka baxay, kuna biiray Al-Shabaab
    • Soomaaliya oo dhexda ka gashay qorshaha gantaallada riddada dheer ee Turkiga – Maxaa ka socda Warsheekh?

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d