Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble

    10 November 2026

    Uganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro

    10 November 2026

    Xasan Sheekh oo ku wajahan Turkiga, maxaa looga hadlayaa shirweynaha COP31?

    10 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Baydhabo oo qarka u saaran isbeddel amni oo weyn kadib warar laga helayo ciidamada Itoobiya
    LATEST NEWS

    Baydhabo oo qarka u saaran isbeddel amni oo weyn kadib warar laga helayo ciidamada Itoobiya

    Banaadir24By Banaadir2417 July 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warar ay baahinayaan qaar ka mid ah warbaahinta gudaha Itoobiya ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay bilaabeen inay ka baxaan xarumaha ugu muhiimsan ee magaalada Baydhabo, oo ay ka mid yihiin Xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed, Garoonka Diyaaradaha iyo goobo kale oo muddo dheer ay amnigooda sugayeen.

    Wararkan ayaa kusoo beegmaya xilli ay sii kordhayaan xiisadaha amni ee Baydhabo, iyadoo warar kala duwan ay sheegayaan in ciidamada Daraawiishta ee taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Laftagareen, ay ku sugan yihiin duleedka magaalada.

    Haddii wararkan uu noqdaan kuwo sax ah, waxaa ka dhalan kara saameyn ballaaran oo dhinaca amniga iyo siyaasadda ah. Waxaa suuragal ah in:

    1 – Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Koonfur Galbeed lagu qasbo inay si degdeg ah ula wareegaan ammaanka xarumaha muhiimka ah.

    2 – In sare ay u kacaan cabsi laga qabo isku dhacyo cusub oo ka dhaca gudaha Baydhabo haddii dhinacyada isku haya magaalada ay isku dayaan inay buuxiyaan meelaha ay ciidamada Itoobiya ka baxaan.

    3 – In xaaladda siyaasadeed ee Koonfur Galbeed ay gasho marxalad cusub oo xasaasi ah, maadaama Baydhabo ay tahay xarunta maamulka gobolka.

    4 – Khatar amni oo cusub inay soo wajahdo garoonka diyaaradaha iyo xarumaha dowladda haddii aan si degdeg ah loo buuxin farqiga amni ee ka dhasha bixitaanka ciidamada.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleTurkiga oo Xoogga Saaraya Soomaaliya, Warbixin Cusub oo Kashiftay Ujeeddooyinka Istaraatiijiga ah
    Next Article Ciidamada DFS oo difaacyo ka sameystay gudaha xaafadaha & Ciidanka Laftagareen oo ku…
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble

    10 November 2026

    Uganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro

    10 November 2026

    Xasan Sheekh oo ku wajahan Turkiga, maxaa looga hadlayaa shirweynaha COP31?

    10 November 2026

    Jarmalka oo go’aan culus ka gaaray haweeney Soomaaliyeed oo baraha bulshada caan ka ah

    10 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble

    By Banaadir2410 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) – Kulan xasaasi ah oo u dhexeeya xubnaha mucaaradka siyaasadeed iyo taliyayaasha ciidamada…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Uganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro

    10 November 2026

    Xasan Sheekh oo ku wajahan Turkiga, maxaa looga hadlayaa shirweynaha COP31?

    10 November 2026

    Jarmalka oo go’aan culus ka gaaray haweeney Soomaaliyeed oo baraha bulshada caan ka ah

    10 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble
    • Uganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro
    • Xasan Sheekh oo ku wajahan Turkiga, maxaa looga hadlayaa shirweynaha COP31?
    • Jarmalka oo go’aan culus ka gaaray haweeney Soomaaliyeed oo baraha bulshada caan ka ah
    • Soomaalida Minnesota oo bartilmaameed u noqotay Stephen Miller, sir cusub oo laga helay Aqalka Cad

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d