Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Madixii Amniyaadka Al-Shabaab & Sarkaalkii ka dambeeyay qarixii Soobe oo la dilay

    6 October 2026

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Imaaraadka ku eedeeyay inay ka shaqeyneyso gooni-isu-taagga Somaliland

    6 October 2026

    Dowladda Federaalka oo ciidamo xoogan geysay duleedka Beledxaawo, xiisad dagaal oo…

    6 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » XOG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta ku wajahan dowlad degaanka Soomaalida
    LATEST NEWS

    XOG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta ku wajahan dowlad degaanka Soomaalida

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor31 January 2026Updated:31 January 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu maanta safar hal maalin ah ku tago magaalada Godey ee Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ee Itoobiya.

    Safarkan ayaa imaanaya xilli shalay ay magaalada Godey gaareen Taliyeyaasha Hay’adaha Nabadsugidda ee dalalka Kenya iyo Itoobiya, kuwaas oo halkaasi u jooga diyaarinta shir heer gobol ah oo looga hadlayo amniga iyo iskaashiga dalalka Geeska Afrika.

    Sidoo kale, maanta waxaa magaalada Godey tegi doona:

    Madaxweynaha Jabuuti

    Madaxweynaha Kenya

    Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

    Hoggaamiyeyaashan ayaa ka qeyb galaya munaasabad xarig-jarka goob dalxiis oo cusub oo laga hirgeliyay duleedka magaalada Jigjiga, taas oo qayb ka ah qorshe ballaaran oo lagu horumarinayo dalxiiska iyo nabadgelyada gobolka.

    Safarka Madaxweynaha Soomaaliya waxa kale oo uu la xiriiraa shir heer gobol ah oo diiradda lagu saarayo:

    Dalxiiska amniga

    Iskaashiga dalalka gobolka

    Xoojinta wada-shaqeynta dhinacyada nabadgelyada

    Shirkan ayaa si gaar ah uga hadli doona:

    Adkeynta amniga xuduudaha

    Iskaashiga sirdoonka

    La-dagaallanka khataraha argagixisada

    Dhismaha istiraatiijiyad wadajir ah oo lagu sugayo xasilloonida iyo nabadda Geeska Afrika.

    Mas’uuliyiinta ayaa muujiyay in shirkan uu yahay mid muhiim u ah mustaqbalka amniga iyo horumarka gobolka, islamarkaana uu xoojinayo xiriirka dalalka deriska ah.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleDeni & Axmed Madoobe oo loogu baaqay inay ka feejignaadaan in lagu dilo Muqdisho
    Next Article Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland oo Maanta tegaya Muqdisho
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Madixii Amniyaadka Al-Shabaab & Sarkaalkii ka dambeeyay qarixii Soobe oo la dilay

    6 October 2026

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Imaaraadka ku eedeeyay inay ka shaqeyneyso gooni-isu-taagga Somaliland

    6 October 2026

    Dowladda Federaalka oo ciidamo xoogan geysay duleedka Beledxaawo, xiisad dagaal oo…

    6 October 2026

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo meesha ka saaray in Al-Shabaab Soomaliya qabsato

    6 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Madixii Amniyaadka Al-Shabaab & Sarkaalkii ka dambeeyay qarixii Soobe oo la dilay

    By Banaadir246 October 20260

    Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Imaaraadka ku eedeeyay inay ka shaqeyneyso gooni-isu-taagga Somaliland

    6 October 2026

    Dowladda Federaalka oo ciidamo xoogan geysay duleedka Beledxaawo, xiisad dagaal oo…

    6 October 2026

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo meesha ka saaray in Al-Shabaab Soomaliya qabsato

    6 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Madixii Amniyaadka Al-Shabaab & Sarkaalkii ka dambeeyay qarixii Soobe oo la dilay
    • Madaxweyne Xasan Sheekh oo Imaaraadka ku eedeeyay inay ka shaqeyneyso gooni-isu-taagga Somaliland
    • Dowladda Federaalka oo ciidamo xoogan geysay duleedka Beledxaawo, xiisad dagaal oo…
    • Madaxweyne Xasan Sheekh oo meesha ka saaray in Al-Shabaab Soomaliya qabsato
    • Turkiga iyo Pakistan oo ciidamo u diraya Sacuudiga kadib weerarrada Xuutiyiinta

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d