Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Soomaaliya oo kamid noqotay dalal cambaareeyay tallaabo ay qaaday Israa’iil
    LATEST NEWS

    Soomaaliya oo kamid noqotay dalal cambaareeyay tallaabo ay qaaday Israa’iil

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor19 February 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Soomaaliya ayaa ka mid noqotay in ka badan 100 dowladood iyo ururo caalami ah oo si wadajir ah u soo saaray bayaan lagu cambaareynayo tallaabooyinka ay qaadday Israel ee ku saabsan dhulka la haysto ee West Bank.

    Bayaanka ayaa si adag u dhaleeceeyay go’aannada hal-dhinaca ah ee lagu ballaarinayo degsiimooyinka, kuwaas oo lagu sheegay inay ka hor imaanayaan waajibaadka saaran Israel ee ku xusan sharciga caalamiga ah.

    Dowladaha saxiixay bayaanka ayaa ku baaqay in si degdeg ah dib looga noqdo tallaabooyinkaasi, iyagoo muujiyay diidmo cad oo ku wajahan nooc kasta oo ku darsasho (annexation).

    Sidoo kale, bayaanka ayaa lagu xusay in wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo qaab-dhismeedka demogradiyadda, dabeecadda iyo xaaladda dhulka Falastiiniyiinta tan iyo 1967, oo ay ku jirto Bariga Qudus, ay wiiqeyso dadaallada nabadeed ee gobolka.

    Dalalka iyo ururada saxiixay ayaa dib u xaqiijiyay in xal laba-dowladood ah oo ku saleysan xuduudihii 1967 uu yahay waddada kaliya ee lagu gaari karo nabad waarta, iyagoo tixraacaya go’aannada United Nations iyo aragtida talo-bixinta ee International Court of Justice ee 19-kii Luulyo 2024.

    Hoos Ka Akhriso qoraalka cambaareynta.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleAxmed Madoobe iyo Deni oo tegaya Villa Somalia & Shirka oo furmaya
    Next Article Australia oo dalkeeda ka mamnuucday Dad lala xiriirinayo koox ka dagaallanta Soomaaliya
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    By Banaadir247 November 20260

    Beledweyne (Banaadir24) — Wararka laga helayo dhaq-dhaqaaqyada ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in cutubyo ka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad
    • Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde
    • Villa Somalia oo wajahaysa go’doon diblomaasiyadeed? Mucaaradka oo tallaabo culus qaaday

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d