Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Puntland oo hanjabaad culus u dirtay ciidamada Dowladda Federaalka ka qoratay deegaanadeeda
    LATEST NEWS

    Puntland oo hanjabaad culus u dirtay ciidamada Dowladda Federaalka ka qoratay deegaanadeeda

    Banaadir24By Banaadir2411 July 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maamulka Puntland ayaa si kulul uga hadlay ciidamada ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka qoratay deegaanno ka tirsan Puntland, isagoo uga digay inay ka fogaadaan tallaabo kasta oo wax u dhimi karta ammaanka iyo xasilloonida maamulka.

    Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug ee Puntland, Gaashaanle Sare Maxamuud Muuse Bile (Farda-fuul), oo la hadlayay cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland, ayaa farriin adag u diray ciidamada ku biiray Dowladda Federaalka, isagoo ugu baaqay inay garab istaagaan bulshada iyo deegaannadooda.

    “Dadka xaabada ah ee lagu shaqaystay ee muuqaalada laga duubtay oo sharaftooda lagu ciyaaray waxaan leenahay isdaba qabta. Puntland adiga ah dhulkaagii weeye, difaaceeda iyo quruxdeedana adigaa leh,” ayuu yiri Gaashaanle Sare Maxamuud Muuse Bile (Farda-fuul).

    Taliyaha ayaa sidoo kale eedeyn u jeediyay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo ku dooday in ay wadaan qorsheyaal lagu qalqalgelinayo amniga Puntland, isla markaana ay deegaannada maamulka ka qoranayaan ciidamo uu ku tilmaamay kuwo aan si rasmi ah loo aqoon.

    Hadalka kasoo baxay mas’uulkan ayaa kusoo beegmaya xilli ay isa soo tarayaan hadallada is khilaafsan ee u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Puntland, kuwaas oo la xiriira arrimaha amniga, maamulka iyo habka loo maamulayo ciidamada.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleDanjirihii hore ee Soomaaliya dalka Marocco xilka ku wareejiyay ku simahii Safiirka
    Next Article Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali Shoocaac
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin culus ka soo saartay iskaashi militari iyo…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d