Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Hiiraan: Guddoomiyihii cusub ee Hirshabeelle oo is casilay maalmo kadib

    9 November 2026

    Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM

    8 November 2026

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Maxkamadda sare re ciidamada qalabka sida oo xukun ku riday afar eedeysane oo ka tirsanaa Al-Shabaab
    LATEST NEWS

    Maxkamadda sare re ciidamada qalabka sida oo xukun ku riday afar eedeysane oo ka tirsanaa Al-Shabaab

    Banaadir24By Banaadir244 July 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun ku riday afar eedeysane oo ka mid ah kooxda Khawaarijta, kuwaas oo qaabilsanaa fulinta qaraxyada, dilalka gaadmasa ah, basaasid, tashkiilin iyo kala gudbinta qaraxyada xubnaha kooxda.

    Afarta eedeysane ee Maxkamadda xukuntay ayaa lagu kala magacaabaa Maxamed Cabdullaahi Cabdulle ( Suldaan), Aweys Cabdalla Cali ( Kaamiri ( Shubka Saciid), Cabdinaasir Cali Axmed ( Ikraama) iyo Xasan Isaaq Rooble (Diiriye), Waxaana seddex kamid ah lagu qabtay Kululeysada Raashinka & Gasaca rinjiga oo ay ku jireen Waxyaabaha Qarxa & Sidoo kale Agabyo kale oo ay ku howlgalayeen.

    Maxamed Cabdullaahi Cabdulle (Suldaan), ayaa horey uga tirsanaa Kooxdii Xasbul Islaam ee burburtay, Billowgii 2012 ayuuna ku biiray Khawaarita oo fikirkooda aad ula dhacsanaa, waxaana laga dhigay darawal kala gudbiya Hubka, Aweys Cabdalla Cali Kaamiri (Shubka), ayaa Khawaarijta ku Biiray Sanadkii 2017, kadib Tashkiilinta Eedeysanaha 1aad Maxamed Cabdullaahi Cabdulle Suldaan, Markiisii hore Basaasnimo & inuu soo gudbiyo Xogaha Ciidamada, ayaa loo Xilsaaray, balse mar dambe, ayaa loo soo beddelay Muqdisho, si uu u qabto Fulinta dilalka gaadmada ah iyo Qarxinta Baalooyinka ay ku xiran Kaamirooyinka CCTV oo Khawaarijta ay u arkeen Culeys ay ka qaban waayeen howlahooda argagixisanimo.

    Kow iyo Labaatankii Bishii Kow iyo Tobnaad ee Sanadkii 2024 ayey afartaba kasoo muuqdeen Maxkamadda Darajada 1aad ee CQS, Dhowr fadhi oo Garsoorka ay ka yeesheen Kiiskooda, ayey kasoo saareen Xukuno kala duwan, Balse Xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada oo baaris kale kadib helay Raadad, Cadeymo dheeraad ah, Qasaaro Baaxad weyn & dhibaneyaal markii hore aan la helin sababo la xiriira inay ku maqnaayeen Caafimaad dibada ah, ayaa qaatay Racfaan.

    Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida oo aqbashay Racfaanka xafiiska Xeer Ilaalinta, ayaa Lix iyo Tobankii Bishaan u fariisatay Ka Garnaqinada Kiiska Afartaan Eedeysane, Maanta ayeyna Go’aan kasoo saartay Galkaan.

    Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee CQS Liiban Cali Yarow oo warbaahinta u akhriyay xukunka Maxkamadda ayaa ayaa in Aweys Cabdalla Cali Kaamiri (Shubka Saciid) iyo C/naasir Cali Axmed (Ikrama) lagu xukumay Xabsi Daa’in (Cimrigaa haku Furto) Sidoo kale Saciid Xasan Isaaq Rooble (Diiriye), ayaa lagu Xukumay Shan iyo Toban Sano oo Xabsi Argagixiso ah, Halka Maxamed Cabdullaahi Cabdulle (Suldaan) lagu Xukumay Toban Sano Xabsi Argagixiso ah.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleCiidanka NISA oo dilay horjoogeyaashii Al-Shabaab ee miinooyinka iyo Hoobiyeyaasha
    Next Article Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada ku qaabilay duqa magaalada St. Louis
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Hiiraan: Guddoomiyihii cusub ee Hirshabeelle oo is casilay maalmo kadib

    9 November 2026

    Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM

    8 November 2026

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Hiiraan: Guddoomiyihii cusub ee Hirshabeelle oo is casilay maalmo kadib

    By Banaadir249 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Muuse Salaad, oo maalmo ka hor loo magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM

    8 November 2026

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Hiiraan: Guddoomiyihii cusub ee Hirshabeelle oo is casilay maalmo kadib
    • Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM
    • Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d