Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Maamulka Hir-Shabeelle oo ka hadlay weerar ka dhacay Hiiraan & Abaaraha
    LATEST NEWS

    Maamulka Hir-Shabeelle oo ka hadlay weerar ka dhacay Hiiraan & Abaaraha

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor8 February 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Hirshabeelle oo intiisa badan diirada lagu saaray xaalada abaarta dalka.

    Ugu horeyn Wasaaradda Amniga Hirshabeelle ayaa Golaha la wadaagtay howlgaladii ugu dambeeyay ee Al-Shabaab oo ka socda nawaaxiga degmada Xawaadleey iyo weerarkii lagu dilay xubno kamid ah Al-Shabaab oo ka dhacay deegaanka Goobo ee hoostaga degmada Maxaas.

    Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka oo soo bandhigtay warbixin ku aadan xaaladda Bini’aadanimo ayaa sheegtay inay abaarta saameysay 1.5 Milyan oo dadka Hirshabeelle ah.

    Wasaaraddaha Arrimaha Guddaha, Caafimaadka, Biyaha, Xanaannada iyo Beeraha ayaa Golaha Wasiirrada la wadaagay sida magaalooyinka ay u buux-dhaafiyeen dadka kasoo barakacay abaarta, biyo-yari daran oo jirto, xoolihii oo martay, xaalado caafimaad oo ay abaarta sababtay iyo dalagyadii oo baaba’ay.

    “Abaar daran ayaa dalka ku dhufatay, aan u soo jeesano gurmadka dadkeenna oo wajahayo daruuf nololeed oo aad u adag.” Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa haddalkan ka sheegay kulanka Golaha Wasiirrada.

    Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa faray dhammaan Hay’addaha Dowladda in loo guntado badbaadada dadka Hirshabeelle ee sida weyn u saameysay abaarta ka dhacday dalka.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleMaxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa Masar?
    Next Article Dowladda Qatar oo Muqdisho diyaarad ku keentay Agab Millateri
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo si dhow ula safan Madaxweyne…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad
    • Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d