Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Jubbaland oo guul ka sheegatay dagaal ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose
    LATEST NEWS

    Jubbaland oo guul ka sheegatay dagaal ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor11 February 2026Updated:11 February 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
    Ciidamada Daraawiishta Jubbaland, Ururka 162-aad ee Kumaandooska Danab, iyo kuwa Nabad-Sugidda Jubbaland ayaa la sheegay inay guul ballaaran ka gaareen howlgal amni oo ay ka fuliyeen deegaanka Maanbile, oo ku yaalla jiinka Wabiga Jubba, duleedka degmada Jamaame.

    Howlgalkan oo qaatay ku dhowaad afar saacadood, ayaa ku billowday weerar qorshaysan oo lagu beegsaday goobo ay ku dhuumaalaysanayeen xubno katirsan Al-Shabaab, gaar ahaan godad ay ka qoteen jiinka wabiga.

    War kasoo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay in Intii uu socday dagaalka, Al-Shabaab ay isku dayeen inay si adag iskaga caabiyaan weerarka, balse ciidamada huwanta ah ayaa muujiyay iskuduwid, adkaysi iyo diyaargarow sare, iyagoo si toos ah u galay godadkii ay cadowgu ku dhuumaalaysanayeen.

    Wararka laga helayo goobta ayaa sheegaya in la jabiyay Al-Shabaabkii ku sugneyd aagga, isla markaana duqeymo cirka ah ay door muhiim ah ka qaateen burburinta difaacii ay sameysteen.

    Sidoo kale, ilo-wareedyo amni ayaa xaqiijiyay in in ka badan 70 xubnood oo Al-Shabaab ah lagu dilay howlgalkan, halka tiro kale oo badan ay ku dhaawacmeen.

    Taliyeyaasha hoggaaminayay howlgalka ayaa sheegay in guushan ay mar kale caddeyn u tahay iskaashiga dhow iyo wada shaqeynta xooggan ee u dhexeeya Ciidamada Jubbaland iyo Kumaandooska Danab, kuwaas oo ka go’an ciribtirka Ururka Al-Shabaab.

    Howlgallada noocan ah ayaa la filayaa inay sii socdaan, si loo xaqiijiyo amniga guud ee deegaanada ku teedsan Wabiga Jubba.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleWeerar dad lagu dilay oo ka dhacay Dalka Canada
    Next Article Dib u dhac ku yimid shirkii Madaxda Villa Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka.
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    By Banaadir247 November 20260

    Beledweyne (Banaadir24) — Wararka laga helayo dhaq-dhaqaaqyada ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in cutubyo ka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad
    • Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde
    • Villa Somalia oo wajahaysa go’doon diblomaasiyadeed? Mucaaradka oo tallaabo culus qaaday

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d