Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Soomaalida Minnesota oo bartilmaameed u noqotay Stephen Miller, sir cusub oo laga helay Aqalka Cad

    9 November 2026

    Xog culus: Abaanduule hore oo Muqdisho ka baxay, kuna biiray Al-Shabaab

    9 November 2026

    Soomaaliya oo dhexda ka gashay qorshaha gantaallada riddada dheer ee Turkiga – Maxaa ka socda Warsheekh?

    9 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Gacal iyo Qoor Qoor oo isku dhacay: Ciidamo lagu weeraray guriga Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug
    LATEST NEWS

    Gacal iyo Qoor Qoor oo isku dhacay: Ciidamo lagu weeraray guriga Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

    Banaadir24By Banaadir241 September 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamada ammaanka Galmudug ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen hoyga Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, Dr. Maxamed Nuur Gacal, magaalada Dhusamareeb, xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Guddoomiyaha iyo Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor).

    Sida ay sheegeen ilo ku dhow Guddoomiye Gacal, khilaafka ayaa salka ku haya sii socoshada howlaha Baarlamaanka Galmudug. Ilo-wareedyada ayaa sheegay in Madaxweyne Qoor Qoor uu Guddoomiyaha ka dalbaday in la hakiyo howlaha Baarlamaanka, balse dhinaca Gacal uu ku adkeystay in kalfadhiyada iyo shaqada Baarlamaanka ay sii soconayaan.

    Dhinaca Guddoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay inaysan doonayn wax iska horimaad hubeysan ah, balse ay ku adkeysanayaan in cadaadis ciidan uusan ka hor istaagi doonin Baarlamaanka gudashada waajibaadkiisa.

    Warkan iyo eedeymaha ku saabsan amarka Madaxweyne Qoor Qoor weli si madax-bannaan looma xaqiijin. Sidoo kale, lama helin jawaab rasmi ah oo ka timid Madaxtooyada Galmudug ama hay’adaha amniga.

    Khilaafka Gacal iyo Qoor Qoor ayaa hadda isu muuqda inuu galay marxalad xasaasi ah, iyadoo xarunta Galmudug ay ka taagan tahay xiisad siyaasadeed iyo amni.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleMaxkamadda Ciidamada Puntland oo go’aan adag ka gaartay kiis dil ah
    Next Article Maxaa ka socda duleedka Muqdisho? Al-Shabaab oo weli ku sugan dhulka u dhow Dayniile
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Soomaalida Minnesota oo bartilmaameed u noqotay Stephen Miller, sir cusub oo laga helay Aqalka Cad

    9 November 2026

    Xog culus: Abaanduule hore oo Muqdisho ka baxay, kuna biiray Al-Shabaab

    9 November 2026

    Soomaaliya oo dhexda ka gashay qorshaha gantaallada riddada dheer ee Turkiga – Maxaa ka socda Warsheekh?

    9 November 2026

    Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Hiiraan: Guddoomiyihii cusub ee Hirshabeelle oo is casilay maalmo kadib

    9 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Soomaalida Minnesota oo bartilmaameed u noqotay Stephen Miller, sir cusub oo laga helay Aqalka Cad

    By Banaadir249 November 20260

    Washington (Banaadir24) — Warbixin cusub oo uu daabacay wargeyska The Washington Sun ayaa shaaca ka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xog culus: Abaanduule hore oo Muqdisho ka baxay, kuna biiray Al-Shabaab

    9 November 2026

    Soomaaliya oo dhexda ka gashay qorshaha gantaallada riddada dheer ee Turkiga – Maxaa ka socda Warsheekh?

    9 November 2026

    Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Hiiraan: Guddoomiyihii cusub ee Hirshabeelle oo is casilay maalmo kadib

    9 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Soomaalida Minnesota oo bartilmaameed u noqotay Stephen Miller, sir cusub oo laga helay Aqalka Cad
    • Xog culus: Abaanduule hore oo Muqdisho ka baxay, kuna biiray Al-Shabaab
    • Soomaaliya oo dhexda ka gashay qorshaha gantaallada riddada dheer ee Turkiga – Maxaa ka socda Warsheekh?
    • Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Hiiraan: Guddoomiyihii cusub ee Hirshabeelle oo is casilay maalmo kadib
    • Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d