LATEST NEWSLOCAL NEWSWARARKA

Duqeyn lagu dilay in ka badan 40 katirsan Al-Shabaab & Dowladda…

Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa sheegay in fuliyeen howlgallo qorsheysan, kuwaas oo lagu dilay in ka badan 40 xubnood oo kamid ahaa dagaalamayaasha kooxda Al-Shabaab.

Howlgalladaan ayaa si gaar ah uga kala dhacay deegaannada Waab-weyn iyo Isgoyska Madaxyo-weyn oo hoostaga Degmada Maxaas ayaa lagu dilay 17 xubnood, halka howlgalka kale uu ka dhacay deegaanka Buulo-naagey ee Gobolka Shabeellada Hoose lagu dilay 23 kamid ah kooxda.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeed kasoo baxay Hay’adda NISA.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *