Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Dowladda Federaalka oo Saanad Ciidan oo Tiro Badan u Daabushay Gobollo Istaraatiiji ah
    LATEST NEWS

    Dowladda Federaalka oo Saanad Ciidan oo Tiro Badan u Daabushay Gobollo Istaraatiiji ah

    Banaadir24By Banaadir2424 June 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa toddobaadyadii la soo dhaafay la sheegay inay xaddi badan oo rasaas iyo saanad ciidan ah ka daadgureysay bakhaarada milatariga, iyadoo loo kala diray gobollo kala duwan oo dalka ah, sida ay sheegeen ilo amni.

    Wararka ayaa tilmaamaya in lix duullimaad oo saanad militari sida la fuliyay lixdii maalmood ee u dambeysay, kuwaas oo gaarsiiyay rasaas iyo qalab ciidan deegaanno ay ka mid yihiin Laascaanood, Baydhabo, Balad Xaawo, Jowhar iyo Dhuusamareeb.

    Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegay in saanadda la geeyay meelo ay ka socdaan howlgallo amni iyo deegaanno kale oo ay ka jiraan xiisado iyo khilaafaadyo maxalli ah, halka qaar kamid ah goobaha la gaarsiiyay ay yihiin kuwo amni ahaan deggan.

    Ilaa hadda Dowladda Federaalka Soomaaliya si rasmi ah ugama hadlin ujeeddada ka dambeysa wareejinta saanaddan militari ama qorshaha hawlgal ee la xiriira.

    Dhaqdhaqaaqan ayaa kusoo beegmaya xilli ay dalka ka socdaan dadaallo amni iyo howlgallo ka dhan ah kooxaha hubeysan, iyadoo sidoo kale gobollo qaar ay ka jiraan xaalado siyaasadeed iyo kuwo amni oo isbeddelaya.

    Dowladda federaalka ayaa dadaal ballaaran ugu jirta sidii ay gacanta ugu dhigi lahayd guud ahaan dalka islamarkaana u xasilin lahayd ammaanka guud ee dalka.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleDowladda Somalia oo soo dhoweysay warbixin kasoo baxday Qaramada Midoobay
    Next Article Xasan Sheekh Oo Taagan Isgoys Siyaasadeed Oo Aan Laga Laaban Karin
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    By Banaadir247 November 20260

    Beledweyne (Banaadir24) — Wararka laga helayo dhaq-dhaqaaqyada ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in cutubyo ka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad
    • Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde
    • Villa Somalia oo wajahaysa go’doon diblomaasiyadeed? Mucaaradka oo tallaabo culus qaaday

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d