Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Digniin laga soo saaray in Bixitaanka ciidanka Uganda uu Al-Shabaab siiyo fursad ay Soomaaliya ku qabsato
    LATEST NEWS

    Digniin laga soo saaray in Bixitaanka ciidanka Uganda uu Al-Shabaab siiyo fursad ay Soomaaliya ku qabsato

    Banaadir24By Banaadir247 November 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Wargeyska The EastAfrican ayaa soo saaray faallo tifaftireed uu kaga hadlay qorshaha ciidamada Uganda ay uga baxayaan Soomaaliya, isagoo ka digay in bixitaanka ciidamadaasi uu abuuri karo fursad cusub oo ay Al-Shabaab dib ugu qabsato deegaanno iyo saldhigyo istiraatiiji ah oo ay horay uga baxeen.

    Faallada ayaa lagu sheegay in ciidamada Uganda oo Soomaaliya ku sugnaa ku dhowaad labaatan sano ay door muhiim ah ka qaateen dagaalka lagula jiro Al-Shabaab iyo taageeridda ciidamada dowladda Soomaaliya.

    Wargeysku wuxuu walaac ka muujiyey awoodda ciidamada Soomaaliya ee la wareegidda saldhigyada iyo goobaha muhiimka ah ee ay banneynayaan ciidamada shisheeye, isagoo xusay in haddii aan si wanaagsan loo qorsheyn wareejinta amniga ay dhici karto in Al-Shabaab ay dib ugu soo laabato deegaanno laga saaray.

    Waxaa sidoo kale la tilmaamay in ciidamada Soomaaliya ay u baahan yihiin hub iyo gaadiid dagaal, dhaqaale joogto ah, sirdoon awood leh iyo taageero farsamo si ay u sugaan deegaannada laga xoreeyo Al-Shabaab.

    Arrin kale oo walaac laga muujiyey ayaa ah khilaafaadka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada, kuwaas oo sida faallada lagu sheegay caqabad ku noqon kara dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

    The EastAfrican ayaa sidoo kale ka digay in hoos u dhaca taageerada dhaqaale iyo saadka ee beesha caalamka uu sii adkeyn karo xaaladda amni ee Soomaaliya, isla markaana uu abuuri karo daldalool ay Al-Shabaab ka faa’iideysan karto.

    Faallada ayaa ugu dambeyn ku baaqday in dowladda Soomaaliya, dowlad-goboleedyada iyo saaxiibada caalamiga ah ay isku duubni ka muujiyaan qorshaha amniga, si bixitaanka ciidamada Uganda uusan u horseedin dib u dhac ku yimaada guulihii laga gaaray dagaalka Al-Shabaab.

    Bixitaanka ciidamada Uganda ayaa kusoo beegmaya xilli Soomaaliya ay wajahayso marxalad xasaasi ah oo ku saabsan la wareegidda mas’uuliyadda amniga dalka.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleBaaqii Ugaas Yuusuf oo durba laga jawaabay, ciidamo hubeysan oo gaaray hoygiisa Beledweyne
    Next Article Villa Somalia oo wajahaysa go’doon diblomaasiyadeed? Mucaaradka oo tallaabo culus qaaday
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    By Banaadir247 November 20260

    Beledweyne (Banaadir24) — Wararka laga helayo dhaq-dhaqaaqyada ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in cutubyo ka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad
    • Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde
    • Villa Somalia oo wajahaysa go’doon diblomaasiyadeed? Mucaaradka oo tallaabo culus qaaday

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d