DUNIDALATEST NEWS

DEG DEG: Israa’iil oo weerar ku qaaday Iiraan

Israa’iil ayaa maanta oo Sabti ah weerar ay ku tilmaamtay hortag ku qaaday Iran, sida uu shaaciyey Wasiirka Difaaca Israa’iil. Wararka ka imaanaya Tehran ayaa sheegaya in qaraxyo la maqlay, inkastoo sababta qaraxyada weli aan la caddayn.

Maalmihii u dambeeyey, Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa Iran ku tilmaamay “mid aad u adag” isla markaana “aad u khatar badan”. Wareegga saddexaad ee wada-hadallada u dhaxeeya Iran iyo Maraykanka ayaa ka dhacay Jineeva Khamiistii, iyadoo wareeg kale oo wadahadallo ah la filayo maanta.

(Wararka oo faahfaahsan ayaa soo socda)

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *