LATEST NEWSLOCAL NEWSWARARKA
Ciidamada Badda Turkiga oo kaashanaya Ciidanka Xoogga Dalka oo soo furtay markabka π π© πππ§π¨π

Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka π π© πππ§π¨π, oo burcad-badeeddu 17-kii Agoosto 2026 ka afduubteen aagga xeebta Jifle ee degmada Eyl, gobolka Nugaal.








