Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Soomaalida Minnesota oo bartilmaameed u noqotay Stephen Miller, sir cusub oo laga helay Aqalka Cad

    9 November 2026

    Xog culus: Abaanduule hore oo Muqdisho ka baxay, kuna biiray Al-Shabaab

    9 November 2026

    Soomaaliya oo dhexda ka gashay qorshaha gantaallada riddada dheer ee Turkiga – Maxaa ka socda Warsheekh?

    9 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo shaaciyay inuu ka naxay khudbadihii Xasan Sheekh iyo Xamsa
    LATEST NEWS

    Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo shaaciyay inuu ka naxay khudbadihii Xasan Sheekh iyo Xamsa

    Banaadir24By Banaadir243 July 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Siyaasiga mucaaradka ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si adag u dhaliilay khudbadihii ay munaasabadda Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliya ka jeediyeen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, isagoo ku tilmaamay kuwo ka leexday ujeeddadii maalinta qaran.

    Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook, Cabdiraxmaan Cabdishakuur wuxuu sheegay inuu aad uga naxay khudbadaha labada mas’uul, isagoo xusay in munaasabadda 1-da Luulyo ay ahayd in diiradda lagu saaro midnimada ummadda, xoojinta himilooyinka qaranka, iyo xuska halyeeyadii u soo halgamay xorriyadda iyo midnimada Soomaaliya, halkii laga gelin lahaa loollan siyaasadeed iyo weerarro lagu beegsanayo dadka dhaliila dowladda.

    Siyaasigu wuxuu sidoo kale sheegay in maalintaasi ay mudnayd in dhammaan shacabka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaan iyo aragti kasta oo ay qabaan, la dareensiiyo hayb qaran oo ka weyn qabiil iyo kala aragti duwanaansho siyaasadeed.

    Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ku dooday in khudbadihii xalay ay muujiyeen farqiga u dhexeeya hoggaamiye qaran oo mideeya shacabka iyo siyaasi uu sheegay inuu xilka ku helay nasiib, isagoo ku eedeeyay madaxda dowladda inay munaasabadda u adeegsadeen difaac siyaasadeed, weerarka mucaaradka iyo kasbashada taageerayaashooda.

    Ugu dambeyn, wuxuu ku baaqay in Soomaaliya ay u baahan tahay hoggaan mideeya shacabka, dhegeysta tabashadooda, isla markaana ku hoggaamiya aragti qaran iyo hoggaan wanaagsan, halkii laga abuuri lahaa kala qaybsanaan siyaasadeed.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleDowladda Soomaaliya oo gurmad u fidisay muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo celiyay dalka Liibiya
    Next Article Ciidanka Danab oo howlgal cir iyo dhul ah ku qaaday saldhigyada Al-Shabaab
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Soomaalida Minnesota oo bartilmaameed u noqotay Stephen Miller, sir cusub oo laga helay Aqalka Cad

    9 November 2026

    Xog culus: Abaanduule hore oo Muqdisho ka baxay, kuna biiray Al-Shabaab

    9 November 2026

    Soomaaliya oo dhexda ka gashay qorshaha gantaallada riddada dheer ee Turkiga – Maxaa ka socda Warsheekh?

    9 November 2026

    Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Hiiraan: Guddoomiyihii cusub ee Hirshabeelle oo is casilay maalmo kadib

    9 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Soomaalida Minnesota oo bartilmaameed u noqotay Stephen Miller, sir cusub oo laga helay Aqalka Cad

    By Banaadir249 November 20260

    Washington (Banaadir24) — Warbixin cusub oo uu daabacay wargeyska The Washington Sun ayaa shaaca ka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xog culus: Abaanduule hore oo Muqdisho ka baxay, kuna biiray Al-Shabaab

    9 November 2026

    Soomaaliya oo dhexda ka gashay qorshaha gantaallada riddada dheer ee Turkiga – Maxaa ka socda Warsheekh?

    9 November 2026

    Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Hiiraan: Guddoomiyihii cusub ee Hirshabeelle oo is casilay maalmo kadib

    9 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Soomaalida Minnesota oo bartilmaameed u noqotay Stephen Miller, sir cusub oo laga helay Aqalka Cad
    • Xog culus: Abaanduule hore oo Muqdisho ka baxay, kuna biiray Al-Shabaab
    • Soomaaliya oo dhexda ka gashay qorshaha gantaallada riddada dheer ee Turkiga – Maxaa ka socda Warsheekh?
    • Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Hiiraan: Guddoomiyihii cusub ee Hirshabeelle oo is casilay maalmo kadib
    • Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d