Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu Soomaaliya u horseedayo xaalad…

    17 October 2026

    Sawirradii Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe oo lagu jeexjeexay Diinsoor

    17 October 2026

    Masuuliyiintii degmooyinka maamulka Aadan Madoobe oo magan-galo u doontay ciidamada Itoobiya

    17 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Aadan Madoobe oo ka cararay Baydhabo & Xasan Sheekh oo ka fekeraya inuu badalo
    LATEST NEWS

    Aadan Madoobe oo ka cararay Baydhabo & Xasan Sheekh oo ka fekeraya inuu badalo

    Banaadir24By Banaadir2417 October 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa la sheegay inuu ka baxay magaalada Baydhabo, isla markaana uu hadda ku sugan yahay hoteel ku yaalla agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, sida ay Banaadir24 u sheegeen ilo xog-ogaal ah.

    Xogta ay Banaadir24 heshay ayaa tilmaamaysa in bixitaanka Aadan Madoobe uu ku soo aadayo xilli xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Koonfur Galbeed ay wajahayo isbeddello waaweyn, iyadoo dhaqdhaqaaqyada ciidamada iyo loollanka siyaasadeed ee gobolka ay sii xoogeysanayaan.

    Dhanka kale, ilo xog-ogaal ah ayaa Banaadir24 u sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ka fikirayo beddelka Aadan Madoobe, isaga oo qiimeynaya shaqsiyaad kale oo awood u yeelan kara hoggaaminta iyo difaaca Koonfur Galbeed, xilli ay jiraan walaacyo la xiriira xaaladda amni ee Baydhabo iyo deegaannada ku xeeran.

    Weli ma cadda shaqsiyaadka la tixgelinayo, mana jiro war rasmi ah oo xaqiijinaya in go’aan kama dambays ah laga gaaray beddelka Aadan Madoobe.

    Haddii xogtan la xaqiijiyo, waxay muujin kartaa isbeddel siyaasadeed oo muhiim ah oo ku wajahan hoggaanka Koonfur Galbeed, xilli mustaqbalka maamulka iyo xaaladda Baydhabo ay noqdeen arrimo si dhow loola socdo.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleMaamulka Laftagareen oo cafis u fidinaya ciidamadii dowladda federaalka iyo KG ay kaga qabteen Buurhakaba
    Next Article Maxaa kasoo kordhay qodista shidaalka Soomaaliya? Xasan Sheekh oo warbixin ka dhageystay…
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu Soomaaliya u horseedayo xaalad…

    17 October 2026

    Sawirradii Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe oo lagu jeexjeexay Diinsoor

    17 October 2026

    Masuuliyiintii degmooyinka maamulka Aadan Madoobe oo magan-galo u doontay ciidamada Itoobiya

    17 October 2026

    Maxaa kasoo kordhay qodista shidaalka Soomaaliya? Xasan Sheekh oo warbixin ka dhageystay…

    17 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu Soomaaliya u horseedayo xaalad…

    By Banaadir2417 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Sawirradii Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe oo lagu jeexjeexay Diinsoor

    17 October 2026

    Masuuliyiintii degmooyinka maamulka Aadan Madoobe oo magan-galo u doontay ciidamada Itoobiya

    17 October 2026

    Maxaa kasoo kordhay qodista shidaalka Soomaaliya? Xasan Sheekh oo warbixin ka dhageystay…

    17 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu Soomaaliya u horseedayo xaalad…
    • Sawirradii Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe oo lagu jeexjeexay Diinsoor
    • Masuuliyiintii degmooyinka maamulka Aadan Madoobe oo magan-galo u doontay ciidamada Itoobiya
    • Maxaa kasoo kordhay qodista shidaalka Soomaaliya? Xasan Sheekh oo warbixin ka dhageystay…
    • Aadan Madoobe oo ka cararay Baydhabo & Xasan Sheekh oo ka fekeraya inuu badalo

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d