Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Maamulka Laftagareen oo cafis u fidinaya ciidamadii dowladda federaalka iyo KG ay kaga qabteen Buurhakaba

    16 October 2026

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kaga dhawaaqay war dalka galin kara xaalad dagaal

    16 October 2026

    Ciidamada Dowladda oo isaga baxay Bardaale & Ciidanka Laftagareen oo kaabiga ku haya…

    16 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Maamulka Laftagareen oo cafis u fidinaya ciidamadii dowladda federaalka iyo KG ay kaga qabteen Buurhakaba
    LATEST NEWS

    Maamulka Laftagareen oo cafis u fidinaya ciidamadii dowladda federaalka iyo KG ay kaga qabteen Buurhakaba

    Banaadir24By Banaadir2416 October 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Guddoomiyaha cusub ee degmada Buurhakaba ee uu magacaabay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo Wasiirka Amniga ee maamulkiisa ayaa ku dhawaaqay cafis loo fidinayo maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii shalay ka dhacay degmada Buurhakaba ee gobolka Baay.

    Cafiskan ayaa lagu dhawaaqay kaddib dagaallo dhexmaray ciidamo ka tirsan Daraawiishta taabacsan Laftagareen iyo ciidamo la safan Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo kusoo beegmay xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa milatari ee ka jira Koonfur Galbeed.

    Go’aankan ayaa loo soo bandhigay tallaabo lagu doonayo in lagu dhiirrigeliyo dib-u-heshiisiinta kaddib dagaalladii ka dhacay degmada Buurhakaba.

    Dhanka kale, xaaladda siyaasadeed iyo amni ee gobolka Baay ayaa weli ah mid xasaasi ah, iyadoo dagaallada iyo loollanka u dhexeeya dhinacyada iska soo horjeeda ay sii kordhinayaan walaaca laga qabo xasilloonida deegaanka.

    Banaadir24 Online

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kaga dhawaaqay war dalka galin kara xaalad dagaal
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kaga dhawaaqay war dalka galin kara xaalad dagaal

    16 October 2026

    Ciidamada Dowladda oo isaga baxay Bardaale & Ciidanka Laftagareen oo kaabiga ku haya…

    16 October 2026

    Xasan Cali Khayre oo war lama filaan ah kasoo saaray jadwalka doorashada

    16 October 2026

    Farmaajo oo ka digay khilaaf siyaasadeed, kuna baaqay doorasho heshiis lagu yahay

    15 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Maamulka Laftagareen oo cafis u fidinaya ciidamadii dowladda federaalka iyo KG ay kaga qabteen Buurhakaba

    By Banaadir2416 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Guddoomiyaha cusub ee degmada Buurhakaba ee uu magacaabay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kaga dhawaaqay war dalka galin kara xaalad dagaal

    16 October 2026

    Ciidamada Dowladda oo isaga baxay Bardaale & Ciidanka Laftagareen oo kaabiga ku haya…

    16 October 2026

    Xasan Cali Khayre oo war lama filaan ah kasoo saaray jadwalka doorashada

    16 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Maamulka Laftagareen oo cafis u fidinaya ciidamadii dowladda federaalka iyo KG ay kaga qabteen Buurhakaba
    • Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kaga dhawaaqay war dalka galin kara xaalad dagaal
    • Ciidamada Dowladda oo isaga baxay Bardaale & Ciidanka Laftagareen oo kaabiga ku haya…
    • Xasan Cali Khayre oo war lama filaan ah kasoo saaray jadwalka doorashada
    • Farmaajo oo ka digay khilaaf siyaasadeed, kuna baaqay doorasho heshiis lagu yahay

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d