Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu Soomaaliya u horseedayo xaalad…

    17 October 2026

    Sawirradii Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe oo lagu jeexjeexay Diinsoor

    17 October 2026

    Masuuliyiintii degmooyinka maamulka Aadan Madoobe oo magan-galo u doontay ciidamada Itoobiya

    17 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Maxaa kasoo kordhay qodista shidaalka Soomaaliya? Xasan Sheekh oo warbixin ka dhageystay…
    LATEST NEWS

    Maxaa kasoo kordhay qodista shidaalka Soomaaliya? Xasan Sheekh oo warbixin ka dhageystay…

    Banaadir24By Banaadir2417 October 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka shidaal-qodista ee Çağrı Bey, kaas oo ku sugan biyaha Soomaaliya, kana wada hawlgallo lagu baarayo laguna qodayo shidaalka dalka.

    Madaxweynaha ayaa intii uu ku guda jiray booqashada waxaa warbixin ka siiyay khubarada iyo mas’uuliyiinta markabka, kuwaas oo faahfaahin ka bixiyay hawlaha ilaa hadda la qabtay, natiijooyinka laga gaaray qodista iyo xogta hordhaca ah ee laga helay howlgalka.

    Kormeerkan ayaa qayb ka ah dadaallada dowladda Soomaaliya ay ku doonayso inay ku xaqiijiso khayraadka shidaal ee ku jira biyaha dalka, iyadoo hawlgallada socda ay muhiim u yihiin ogaanshaha awoodda shidaal ee Soomaaliya.

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa rajaynaysa in ka faa’iidaysiga khayraadka dabiiciga ah uu mustaqbalka door ka qaato kobcinta dhaqaalaha dalka iyo kordhinta dakhliga qaranka.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleAadan Madoobe oo ka cararay Baydhabo & Xasan Sheekh oo ka fekeraya inuu badalo
    Next Article Masuuliyiintii degmooyinka maamulka Aadan Madoobe oo magan-galo u doontay ciidamada Itoobiya
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu Soomaaliya u horseedayo xaalad…

    17 October 2026

    Sawirradii Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe oo lagu jeexjeexay Diinsoor

    17 October 2026

    Masuuliyiintii degmooyinka maamulka Aadan Madoobe oo magan-galo u doontay ciidamada Itoobiya

    17 October 2026

    Aadan Madoobe oo ka cararay Baydhabo & Xasan Sheekh oo ka fekeraya inuu badalo

    17 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu Soomaaliya u horseedayo xaalad…

    By Banaadir2417 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Sawirradii Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe oo lagu jeexjeexay Diinsoor

    17 October 2026

    Masuuliyiintii degmooyinka maamulka Aadan Madoobe oo magan-galo u doontay ciidamada Itoobiya

    17 October 2026

    Maxaa kasoo kordhay qodista shidaalka Soomaaliya? Xasan Sheekh oo warbixin ka dhageystay…

    17 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu Soomaaliya u horseedayo xaalad…
    • Sawirradii Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe oo lagu jeexjeexay Diinsoor
    • Masuuliyiintii degmooyinka maamulka Aadan Madoobe oo magan-galo u doontay ciidamada Itoobiya
    • Maxaa kasoo kordhay qodista shidaalka Soomaaliya? Xasan Sheekh oo warbixin ka dhageystay…
    • Aadan Madoobe oo ka cararay Baydhabo & Xasan Sheekh oo ka fekeraya inuu badalo

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d