Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xasan Sheekh oo Turkiga kula kulmay Abiy Axmed, xog cusub oo kulanka kasoo baxday

    11 November 2026

    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis muhiim ah oo ku saabsan…

    11 November 2026

    Al-Shabaab oo weerarro culus ku qaaday kolonyadii ciidamada Uganda ee ku wajahneyd Baraawe

    11 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home Β» π’π¨π¨π¦πšπšπ₯𝐒𝐲𝐚 𝐒𝐲𝐨 π“πšπ§π³πšπšπ§π’π²πš 𝐨𝐨 𝐀𝐚π₯𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐒𝐒𝐱𝐝𝐚𝐲 π‡πžπ¬π‘π’π’π¬ Cusub
    LATEST NEWS

    π’π¨π¨π¦πšπšπ₯𝐒𝐲𝐚 𝐒𝐲𝐨 π“πšπ§π³πšπšπ§π’π²πš 𝐨𝐨 𝐀𝐚π₯𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐒𝐒𝐱𝐝𝐚𝐲 π‡πžπ¬π‘π’π’π¬ Cusub

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor16 February 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Jamhuuriyadda Midowga ee Tanzania ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad (MoU) oo ku saabsan iskaashiga maareynta arrimaha socdaalka.

    Heshiiska waxaa dhinaca Soomaaliya u saxiixay Wasiirka Amniga Gudaha, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, halka dhinaca Tanzania uu u saxiixay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Patrobas Paschal Katambi. Sidoo kale waxaa goobjoog ka ahaa madaxda hay’adaha socdaalka ee labada dal, Mudane Mustafa Duhulow iyo Marwo Dr. Anna P. Makakala.

    Heshiiskan waxa uu xoojinayaa xiriirka diblomaasiyadeed, amni iyo ganacsi ee labada dal, isaga oo qayb ka ah dadaallada lagu hormarinayo iskaashiga dalalka ku bahoobay Bulshada Bariga Afrika.

    Labada dhinac ayaa isla qaatay in la hirgeliyo qodobbada heshiiska, kuwaas oo diiradda saaraya isu-socodka muwaadiniinta sita baasaboorrada diblomaasiga iyo kuwa shaqaalaha dowladda, kuwaas oo laga dhaafay dal-ku-galka (visa).

    Sidoo kale, muwaadiniinta ku safaraya baasaboorrada caadiga ah ee labada dal ayaa 24 saacadood gudahood ku heli doona dal-ku-gal, si loo fududeeyo isu-socodka muwaadiniinta iyo ganacsatada.

    Waxaa si gaar ah loogu mahadcelinayaa dadaalka iyo shaqada hagar la’aanta ah ee Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Tanzania, Amb. Ilyaas Cali Xasan, iyo dhammaan shaqaalaha safaaradda ee ka howlgala dalka Tanzania.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleXildhibaano waan waan ka dhex billaabay Xasan Sheekh, Deni & Axmed Madoobe
    Next Article Sawirro:- Golaha Mustaqbalka & Ururrada Bulshada Rayidka oo kulan xasaasi ah yeeshay
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Xasan Sheekh oo Turkiga kula kulmay Abiy Axmed, xog cusub oo kulanka kasoo baxday

    11 November 2026

    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis muhiim ah oo ku saabsan…

    11 November 2026

    Al-Shabaab oo weerarro culus ku qaaday kolonyadii ciidamada Uganda ee ku wajahneyd Baraawe

    11 November 2026

    171 Soomaali ah oo laga soo badbaadiyey xabsiyada Liibiya

    11 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xasan Sheekh oo Turkiga kula kulmay Abiy Axmed, xog cusub oo kulanka kasoo baxday

    By Banaadir2411 November 20260

    Antalya (Banaadir24) β€” Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis muhiim ah oo ku saabsan…

    11 November 2026

    Al-Shabaab oo weerarro culus ku qaaday kolonyadii ciidamada Uganda ee ku wajahneyd Baraawe

    11 November 2026

    171 Soomaali ah oo laga soo badbaadiyey xabsiyada Liibiya

    11 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xasan Sheekh oo Turkiga kula kulmay Abiy Axmed, xog cusub oo kulanka kasoo baxday
    • Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis muhiim ah oo ku saabsan…
    • Al-Shabaab oo weerarro culus ku qaaday kolonyadii ciidamada Uganda ee ku wajahneyd Baraawe
    • 171 Soomaali ah oo laga soo badbaadiyey xabsiyada Liibiya
    • Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d