Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xasan Sheekh oo farriin u diray hoggaanka cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle

    23 October 2026

    Sarkaal sare iyo ciidamo u goostay Laftagareen

    23 October 2026

    CabdiXakiin Luqmaan oo mar kale loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada…

    22 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Xasan Sheekh oo farriin u diray hoggaanka cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle
    LATEST NEWS

    Xasan Sheekh oo farriin u diray hoggaanka cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle

    Banaadir24By Banaadir2423 October 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cabdixakiin Luqmaan Maxamed, Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Iidow iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad, Mudane Jaamac Cali Maxamuud oo caawa loo doortay hoggaanka cusub ee Golaha Wakiillada Hirshabeelle.

    Madaxweynaha ayaa Guddoonka cusub ugu hambalyeeyay kalsoonida ay ku mutaysteen hanashada mas’uuliyadaha loo doortay, isaga oo u rajeeyay in ay si hufan oo xilkasnimo leh u gutaan waajibaadka dastuuriga ah ee loo igmaday, kana shaqeeyaan horumarinta dowladnimada, xoojinta dimuqraadiyadda iyo dardargelinta howlaha Golaha Wakiillada.

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale adkeeyay muhiimadda ay leedahay wada-shaqeynta hay’adaha dowladda, ilaalinta midnimada bulshada iyo xoojinta nabadda iyo horumarka Hirshabeelle, taasi oo qayb muhiim ah ka ah dadaallada guud ee shacabka looga dhoweynayo adeegyada dowladnimada iyo in ay si xor ah u doortaan hoggaamiyaashooda.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleSarkaal sare iyo ciidamo u goostay Laftagareen
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Sarkaal sare iyo ciidamo u goostay Laftagareen

    23 October 2026

    CabdiXakiin Luqmaan oo mar kale loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada…

    22 October 2026

    10 askari oo uu kamid yahay Taliye ciidanka oo ku dhintay qarax, maxaa laga ogyahay weerarka Shabeellaha Hoose?

    22 October 2026

    Janaraalkii gurigiisa lagu dhex dilay iyo maxkamadda ciidamada oo xukun adag riday

    22 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xasan Sheekh oo farriin u diray hoggaanka cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle

    By Banaadir2423 October 20260

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Sarkaal sare iyo ciidamo u goostay Laftagareen

    23 October 2026

    CabdiXakiin Luqmaan oo mar kale loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada…

    22 October 2026

    10 askari oo uu kamid yahay Taliye ciidanka oo ku dhintay qarax, maxaa laga ogyahay weerarka Shabeellaha Hoose?

    22 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xasan Sheekh oo farriin u diray hoggaanka cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle
    • Sarkaal sare iyo ciidamo u goostay Laftagareen
    • CabdiXakiin Luqmaan oo mar kale loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada…
    • 10 askari oo uu kamid yahay Taliye ciidanka oo ku dhintay qarax, maxaa laga ogyahay weerarka Shabeellaha Hoose?
    • Janaraalkii gurigiisa lagu dhex dilay iyo maxkamadda ciidamada oo xukun adag riday

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d