Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Weerar dhimasho sababay oo ka dhacay magaalada Marka

    18 October 2026

    Golaha Shacabka oo akhrintii koowaad mariyey hindise sharciyeedka mamnuucidda gudniinka gabdhaha

    17 October 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu Soomaaliya u horseedayo xaalad…

    17 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Weerar dhimasho sababay oo ka dhacay magaalada Marka
    LATEST NEWS

    Weerar dhimasho sababay oo ka dhacay magaalada Marka

    Banaadir24By Banaadir2418 October 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Marka (Banaadir24) — Wararka hordhaca ah ee laga helayo magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in weerar hubeysan uu ka dhacay xerada Ayuub, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

    Sida ay sheegayaan xogaha hordhaca ah, rag hubeysan oo la sheegay inay ka tirsan yihiin maamulka isku magacaabay Koonfur Bari ayaa weeraray xerada, iyagoo bartilmaameedsaday dad lagu eedeeyey inay ka soo horjeedaan maamulkaas.

    Wararka la helay ayaa tilmaamaya in weerarka lagu dilay ugu yaraan hal qof, kaas oo la sheegay in lagu toogtay qori nooca dabajeexa ah. Sidoo kale, waxaa la sheegay in dad kale ay goobta ka baxsadeen intii uu weerarku socday.

    Raggii weerarka geystay ayaa la sheegay inay goobta isaga baxeen kaddib falka, mana jiraan warar la xaqiijiyey oo sheegaya in dad loo soo qabtay weerarka.

    Dhacdadan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo magaalada Marka ay ka taagan tahay xiisad la xiriirta sheegashada maamulka Koonfur Bari, kaas oo doonaya inuu magaalada ka taliyo, halka Marka ay ka mid tahay deegaannada uu maamulo maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleGolaha Shacabka oo akhrintii koowaad mariyey hindise sharciyeedka mamnuucidda gudniinka gabdhaha
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Golaha Shacabka oo akhrintii koowaad mariyey hindise sharciyeedka mamnuucidda gudniinka gabdhaha

    17 October 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu Soomaaliya u horseedayo xaalad…

    17 October 2026

    Sawirradii Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe oo lagu jeexjeexay Diinsoor

    17 October 2026

    Masuuliyiintii degmooyinka maamulka Aadan Madoobe oo magan-galo u doontay ciidamada Itoobiya

    17 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Weerar dhimasho sababay oo ka dhacay magaalada Marka

    By Banaadir2418 October 20260

    Marka (Banaadir24) — Wararka hordhaca ah ee laga helayo magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Golaha Shacabka oo akhrintii koowaad mariyey hindise sharciyeedka mamnuucidda gudniinka gabdhaha

    17 October 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu Soomaaliya u horseedayo xaalad…

    17 October 2026

    Sawirradii Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe oo lagu jeexjeexay Diinsoor

    17 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Weerar dhimasho sababay oo ka dhacay magaalada Marka
    • Golaha Shacabka oo akhrintii koowaad mariyey hindise sharciyeedka mamnuucidda gudniinka gabdhaha
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu Soomaaliya u horseedayo xaalad…
    • Sawirradii Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe oo lagu jeexjeexay Diinsoor
    • Masuuliyiintii degmooyinka maamulka Aadan Madoobe oo magan-galo u doontay ciidamada Itoobiya

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d