Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Golaha Shacabka oo akhrintii koowaad mariyey hindise sharciyeedka mamnuucidda gudniinka gabdhaha

    17 October 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu Soomaaliya u horseedayo xaalad…

    17 October 2026

    Sawirradii Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe oo lagu jeexjeexay Diinsoor

    17 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Golaha Shacabka oo akhrintii koowaad mariyey hindise sharciyeedka mamnuucidda gudniinka gabdhaha
    LATEST NEWS

    Golaha Shacabka oo akhrintii koowaad mariyey hindise sharciyeedka mamnuucidda gudniinka gabdhaha

    Banaadir24By Banaadir2417 October 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 25-aad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo uu wehliyo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow.

    Ugu horreyn Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Akhrinta koowaad marsiiyey Hindse-Sharciyeedka Reebidda naafeynta Xubinta Taranka Dhedigga oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka, waxaana warbixinta Akhrinta koowaad ee Hindise-Sharciyeedkan Golaha la wadaagtay Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi.

    Sidoo kale,mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Akhrinta koowaad marsiiyey Heshiiska Qaramada Midoobay ee ka ganacsiga Sharci-darada ah ee Daawooyinka Maanka dooriya iyo kuwa maanka saameeya.

    Dhinaca kale, mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa loo qeybiyey Warbixinta Akhrinta sedaxaad ee Hindise-Sharciyeedka Wax-ka-baddelka Sharciga Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, Sharci Lr.130 ee soo baxay April-2012 iyo Warbixinta Akhrinta sedaxaad ee Heshiisyada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga ee ku saabsan Iskaashiga Caalamiga ah ee Garsoorka.

    Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in Hindse-Sharciyeedka Reebidda naafeynta Xubinta Taranka Dhedigga iyo Heshiiska Qaramada Midoobay ee ka ganacsiga Sharci-darada ah ee Daawooyinka Maanka dooriya iyo kuwa maanka saameeya ay ka gudbeen marxaladda Akhrinta koowaad, isagoo faray Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka inuu ku wareejiyo Guddiyada ku shaqada leh, si ay usoo diyaariyaan Akhrinta labaad oo ay Golaha dib ugu soo celiyaan.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleXasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu Soomaaliya u horseedayo xaalad…
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu Soomaaliya u horseedayo xaalad…

    17 October 2026

    Sawirradii Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe oo lagu jeexjeexay Diinsoor

    17 October 2026

    Masuuliyiintii degmooyinka maamulka Aadan Madoobe oo magan-galo u doontay ciidamada Itoobiya

    17 October 2026

    Maxaa kasoo kordhay qodista shidaalka Soomaaliya? Xasan Sheekh oo warbixin ka dhageystay…

    17 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Golaha Shacabka oo akhrintii koowaad mariyey hindise sharciyeedka mamnuucidda gudniinka gabdhaha

    By Banaadir2417 October 20260

    Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 8-aad,…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu Soomaaliya u horseedayo xaalad…

    17 October 2026

    Sawirradii Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe oo lagu jeexjeexay Diinsoor

    17 October 2026

    Masuuliyiintii degmooyinka maamulka Aadan Madoobe oo magan-galo u doontay ciidamada Itoobiya

    17 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Golaha Shacabka oo akhrintii koowaad mariyey hindise sharciyeedka mamnuucidda gudniinka gabdhaha
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu Soomaaliya u horseedayo xaalad…
    • Sawirradii Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe oo lagu jeexjeexay Diinsoor
    • Masuuliyiintii degmooyinka maamulka Aadan Madoobe oo magan-galo u doontay ciidamada Itoobiya
    • Maxaa kasoo kordhay qodista shidaalka Soomaaliya? Xasan Sheekh oo warbixin ka dhageystay…

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d