Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Sarkaal iyo ciidamo uu wato oo ku biiray ciidamada Laftagareen

    18 October 2026

    Masar oo isu diyaarinaysa inay difaacdo Sacuudiga, Sisi oo Baarlamaanka…

    18 October 2026

    Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday howlgal culus oo ka dhan ah ciidamada Laftagareen

    18 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Sarkaal iyo ciidamo uu wato oo ku biiray ciidamada Laftagareen
    LATEST NEWS

    Sarkaal iyo ciidamo uu wato oo ku biiray ciidamada Laftagareen

    Banaadir24By Banaadir2418 October 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Baydhabo (Banaadir24) — Sarkaal lagu magacaabo Cabdille Boorow ayaa ku biiray ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), sida ay Banaadir24 u sheegeen ilo xog-ogaal ah.

    Xogta la helay ayaa tilmaamaysa in Cabdille Boorow uu magaalada Baydhabo ka baxay isaga oo wata ku dhowaad 60 askari oo ay isku beel yihiin, kuwaas oo uu la aaday dhinaca ciidamada taabacsan Laftagareen.

    Sarkaalka ayaa ka soo jeeda beesha Hadame, waxaana ku biiritaankiisa lagu tilmaamay isbeddel ku soo kordhaya dhaqdhaqaaqyada ciidamada ee ka socda gobolka Baay.

    Tallaabadan ayaa ku soo aadaysa xilli ay sii xoogaysanayaan dhaqdhaqaaqyada ciidan ee ay wadaan xoogagga taabacsan Laftagareen, kuwaas oo maalmihii u dambeeyay la wareegay deegaanno ku dhow magaalada Baydhabo.

    Ilaa hadda ma jiraan faahfaahin dheeraad ah oo laga helay xilka rasmiga ah ee Cabdille Boorow ama halka ay ciidamadiisu saldhig ka dhigan doonaan.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleMasar oo isu diyaarinaysa inay difaacdo Sacuudiga, Sisi oo Baarlamaanka…
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Masar oo isu diyaarinaysa inay difaacdo Sacuudiga, Sisi oo Baarlamaanka…

    18 October 2026

    Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday howlgal culus oo ka dhan ah ciidamada Laftagareen

    18 October 2026

    Weerar dhimasho sababay oo ka dhacay magaalada Marka

    18 October 2026

    Golaha Shacabka oo akhrintii koowaad mariyey hindise sharciyeedka mamnuucidda gudniinka gabdhaha

    17 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Sarkaal iyo ciidamo uu wato oo ku biiray ciidamada Laftagareen

    By Banaadir2418 October 20260

    Baydhabo (Banaadir24) — Sarkaal lagu magacaabo Cabdille Boorow ayaa ku biiray ciidamada taabacsan madaxweynihii hore…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Masar oo isu diyaarinaysa inay difaacdo Sacuudiga, Sisi oo Baarlamaanka…

    18 October 2026

    Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday howlgal culus oo ka dhan ah ciidamada Laftagareen

    18 October 2026

    Weerar dhimasho sababay oo ka dhacay magaalada Marka

    18 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Sarkaal iyo ciidamo uu wato oo ku biiray ciidamada Laftagareen
    • Masar oo isu diyaarinaysa inay difaacdo Sacuudiga, Sisi oo Baarlamaanka…
    • Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday howlgal culus oo ka dhan ah ciidamada Laftagareen
    • Weerar dhimasho sababay oo ka dhacay magaalada Marka
    • Golaha Shacabka oo akhrintii koowaad mariyey hindise sharciyeedka mamnuucidda gudniinka gabdhaha

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d