Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Maxaa ka soo baxay kulankii Guddiga Difaaca Baarlamaanka iyo taliyayaasha ciidamada?

    18 October 2026

    Sarkaal iyo ciidamo uu wato oo ku biiray ciidamada Laftagareen

    18 October 2026

    Masar oo isu diyaarinaysa inay difaacdo Sacuudiga, Sisi oo Baarlamaanka…

    18 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Maxaa ka soo baxay kulankii Guddiga Difaaca Baarlamaanka iyo taliyayaasha ciidamada?
    LATEST NEWS

    Maxaa ka soo baxay kulankii Guddiga Difaaca Baarlamaanka iyo taliyayaasha ciidamada?

    Banaadir24By Banaadir2418 October 2026Updated:18 October 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho ( Banaadir24) —Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa, xafiiskiisa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan kula yeeshay Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida oo uu hogaaminayey Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeya gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud.

    Kulanka oo uu shir guddoominaayay Guddoomiyha Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Xildhibaan Yusuf Geele Ugaas ayaa Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida looga dhageystay talooyin ay soo jeediyeen oo ku saabsan Hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka, waxaana ugu dambeyn ay isla qaateen in talooyinka iyo aragtiyada ay soo jeediyeen lagu daro Hindise-Sharciyeedka Difaaca Qaranka, maadaamaa uu muhiim uu yahay Difaaca Qaranka.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleSarkaal iyo ciidamo uu wato oo ku biiray ciidamada Laftagareen
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Sarkaal iyo ciidamo uu wato oo ku biiray ciidamada Laftagareen

    18 October 2026

    Masar oo isu diyaarinaysa inay difaacdo Sacuudiga, Sisi oo Baarlamaanka…

    18 October 2026

    Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday howlgal culus oo ka dhan ah ciidamada Laftagareen

    18 October 2026

    Weerar dhimasho sababay oo ka dhacay magaalada Marka

    18 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Maxaa ka soo baxay kulankii Guddiga Difaaca Baarlamaanka iyo taliyayaasha ciidamada?

    By Banaadir2418 October 20260

    Muqdisho ( Banaadir24) —Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa, xafiiskiisa xarunta Guddoonka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Sarkaal iyo ciidamo uu wato oo ku biiray ciidamada Laftagareen

    18 October 2026

    Masar oo isu diyaarinaysa inay difaacdo Sacuudiga, Sisi oo Baarlamaanka…

    18 October 2026

    Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday howlgal culus oo ka dhan ah ciidamada Laftagareen

    18 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Maxaa ka soo baxay kulankii Guddiga Difaaca Baarlamaanka iyo taliyayaasha ciidamada?
    • Sarkaal iyo ciidamo uu wato oo ku biiray ciidamada Laftagareen
    • Masar oo isu diyaarinaysa inay difaacdo Sacuudiga, Sisi oo Baarlamaanka…
    • Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday howlgal culus oo ka dhan ah ciidamada Laftagareen
    • Weerar dhimasho sababay oo ka dhacay magaalada Marka

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d