Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xog: Aadan Madoobe oo Itoobiya gargaar amni ka dalbaday xilli Lafta-gareen dib u soo xoogaysanayo

    31 October 2026

    Wasaaradda Warfaafinta oo kahor timid eedeymo ay dowladda Kenya u jeedisay Suxufiyiin Soomaaliyeed

    31 October 2026

    Uganda Oo Bilowday Daad-gureynta Ciidamadeeda Soomaaliya, 111 Askari Oo Muqdisho Laga Qaaday

    31 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Wasaaradda Warfaafinta oo kahor timid eedeymo ay dowladda Kenya u jeedisay Suxufiyiin Soomaaliyeed
    LATEST NEWS

    Wasaaradda Warfaafinta oo kahor timid eedeymo ay dowladda Kenya u jeedisay Suxufiyiin Soomaaliyeed

    Banaadir24By Banaadir2431 October 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay warar been abuur ah oo lagu baahiyey barta X, kaas oo lagu isticmaalay sawirrada saxafiyiin Soomaaliyeed.

    Wasaaradda ayaa sheegtay in akoon lagu magacaabo “Counter Terrorism Policing KE” uu baahiyey qoraallo ay ku jiraan eedeymo aan sal iyo raad lahayn oo loo jeediyey saxafiyiin caan ah iyo shakhsiyaad baraha bulshada ku leh saameyn.

    War-saxaafadeedka ayaa lagu caddeeyey in eedeymahaasi yihiin kuwo been abuur ah oo lagu doonayo in lagu dhaawaco sumcadda saxafiyiinta, lagu wiiqo xorriyaddooda hadalka, isla markaana khatar lagu geliyo ammaankooda.

    Wasaaradda ayaa sidoo kale sheegtay in iyadoo la kaashanaysa hay’adaha ay khusayso ay baaritaan ku waddo akoonkaasi iyo dadka ka dambeeya, si tallaabo sharci ah looga qaado cid kasta oo ku lug leh faafinta xogta marin-habaabinta ah.

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale adkaysay inay ka go’an tahay ilaalinta xuquuqda, sharafta iyo amniga saxafiyiinta Soomaaliyeed.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleUganda Oo Bilowday Daad-gureynta Ciidamadeeda Soomaaliya, 111 Askari Oo Muqdisho Laga Qaaday
    Next Article Xog: Aadan Madoobe oo Itoobiya gargaar amni ka dalbaday xilli Lafta-gareen dib u soo xoogaysanayo
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Xog: Aadan Madoobe oo Itoobiya gargaar amni ka dalbaday xilli Lafta-gareen dib u soo xoogaysanayo

    31 October 2026

    Uganda Oo Bilowday Daad-gureynta Ciidamadeeda Soomaaliya, 111 Askari Oo Muqdisho Laga Qaaday

    31 October 2026

    Fadeexad ka dhalatay dagaalkii Jameeco: Abaanduulihii Guutada 17-aad ee Gorgor iyo saraakiil kale oo…

    30 October 2026

    Turkiga oo Ballidoogle ka dhisanaya xarun laga hago duqeymaha Al-Shabaab

    30 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xog: Aadan Madoobe oo Itoobiya gargaar amni ka dalbaday xilli Lafta-gareen dib u soo xoogaysanayo

    By Banaadir2431 October 20260

    Baydhabo (Banaadir24) — Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa magaalada Baydhabo…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Wasaaradda Warfaafinta oo kahor timid eedeymo ay dowladda Kenya u jeedisay Suxufiyiin Soomaaliyeed

    31 October 2026

    Uganda Oo Bilowday Daad-gureynta Ciidamadeeda Soomaaliya, 111 Askari Oo Muqdisho Laga Qaaday

    31 October 2026

    Fadeexad ka dhalatay dagaalkii Jameeco: Abaanduulihii Guutada 17-aad ee Gorgor iyo saraakiil kale oo…

    30 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xog: Aadan Madoobe oo Itoobiya gargaar amni ka dalbaday xilli Lafta-gareen dib u soo xoogaysanayo
    • Wasaaradda Warfaafinta oo kahor timid eedeymo ay dowladda Kenya u jeedisay Suxufiyiin Soomaaliyeed
    • Uganda Oo Bilowday Daad-gureynta Ciidamadeeda Soomaaliya, 111 Askari Oo Muqdisho Laga Qaaday
    • Fadeexad ka dhalatay dagaalkii Jameeco: Abaanduulihii Guutada 17-aad ee Gorgor iyo saraakiil kale oo…
    • Turkiga oo Ballidoogle ka dhisanaya xarun laga hago duqeymaha Al-Shabaab

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d