Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Soomaaliya oo Midowga Yurub kala hadashay taageero dheeraad ah oo dhinaca…

    25 October 2026

    Maxaa ka dhacay duleedka Ballidoogle? Al-Shabaab oo sheegatay weerar jid-gal ah

    25 October 2026

    Xamza Cabdi Barre oo gaaray Sacuudiga xilli Riyad ay adkaysay mowqifkeeda ku aaddan Soomaaliya

    25 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Soomaaliya oo Midowga Yurub kala hadashay taageero dheeraad ah oo dhinaca…
    LATEST NEWS

    Soomaaliya oo Midowga Yurub kala hadashay taageero dheeraad ah oo dhinaca…

    Banaadir24By Banaadir2425 October 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, László Máthé, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada difaaca, amniga iyo tayeynta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

    Sida lagu sheegay war kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga, labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka Soomaaliya iyo Midowga Yurub, gaar ahaan taageerada dadaallada dowladda ee la xiriira la dagaallanka kooxaha argagixisada iyo horumarinta hay’adaha amniga.

    Wasiir Fiqi ayaa uga mahadceliyay Midowga Yurub taageerada uu siiyo Soomaaliya, gaar ahaan dhismaha hay’adaha amniga iyo tayeynta awoodda ciidamada qaranka.

    Dhankiisa, Safiirka Midowga Yurub, László Máthé, ayaa xaqiijiyay sida Midowga Yurub uga go’an tahay sii xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Soomaaliya, gaar ahaan dadaallada lagu xaqiijinayo amniga, xasilloonida iyo horumarka dalka.

    Kulankan ayaa kusoo aadaya xilli Soomaaliya ay dadaal ugu jirto xoojinta awoodda ciidamadeeda si ay si buuxda ula wareegaan mas’uuliyadda amniga dalka.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleMaxaa ka dhacay duleedka Ballidoogle? Al-Shabaab oo sheegatay weerar jid-gal ah
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Maxaa ka dhacay duleedka Ballidoogle? Al-Shabaab oo sheegatay weerar jid-gal ah

    25 October 2026

    Xamza Cabdi Barre oo gaaray Sacuudiga xilli Riyad ay adkaysay mowqifkeeda ku aaddan Soomaaliya

    25 October 2026

    Daawo Sawirrada: Ciidanka Danab oo weerar culus ku qaaday Al-Shabaab, 7 xubnood oo la dilay

    24 October 2026

    NISA oo gacanta ku dhigtay nin lagu eedeeyay weerarro bambaanooyin ah oo Muqdisho ka dhacay

    24 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Soomaaliya oo Midowga Yurub kala hadashay taageero dheeraad ah oo dhinaca…

    By Banaadir2425 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la yeeshay…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Maxaa ka dhacay duleedka Ballidoogle? Al-Shabaab oo sheegatay weerar jid-gal ah

    25 October 2026

    Xamza Cabdi Barre oo gaaray Sacuudiga xilli Riyad ay adkaysay mowqifkeeda ku aaddan Soomaaliya

    25 October 2026

    Daawo Sawirrada: Ciidanka Danab oo weerar culus ku qaaday Al-Shabaab, 7 xubnood oo la dilay

    24 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Soomaaliya oo Midowga Yurub kala hadashay taageero dheeraad ah oo dhinaca…
    • Maxaa ka dhacay duleedka Ballidoogle? Al-Shabaab oo sheegatay weerar jid-gal ah
    • Xamza Cabdi Barre oo gaaray Sacuudiga xilli Riyad ay adkaysay mowqifkeeda ku aaddan Soomaaliya
    • Daawo Sawirrada: Ciidanka Danab oo weerar culus ku qaaday Al-Shabaab, 7 xubnood oo la dilay
    • NISA oo gacanta ku dhigtay nin lagu eedeeyay weerarro bambaanooyin ah oo Muqdisho ka dhacay

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d