Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Daawo Sawirrada: Ciidanka Danab oo weerar culus ku qaaday Al-Shabaab, 7 xubnood oo la dilay

    24 October 2026

    NISA oo gacanta ku dhigtay nin lagu eedeeyay weerarro bambaanooyin ah oo Muqdisho ka dhacay

    24 October 2026

    Dowladda Federaalka oo ciidamo xooggan u dirtay Buurhakaba, weerar lagu qaadayo ciidanka Laftagareen

    24 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » NISA oo gacanta ku dhigtay nin lagu eedeeyay weerarro bambaanooyin ah oo Muqdisho ka dhacay
    LATEST NEWS

    NISA oo gacanta ku dhigtay nin lagu eedeeyay weerarro bambaanooyin ah oo Muqdisho ka dhacay

    Banaadir24By Banaadir2424 October 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) —Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur (Cabdisamad), oo ku eedeysan in uu shalay salaadda maqrib kaddib uu bamb-gacmeed ku weeraray bar-koontarool ay ku sugnaayeen ciidamada amniga, kuna taalla Waaxda Xaawo Taako ee degmada Wadajir. Weerarka ayaa sababay dhaawaca saddex qof oo shacab ah iyo hal askari oo ka tirsan ciidanka amniga.

    Dhagar-qabahan ayaa lagu soo qabtay howlgal deg-deg ah, waxaana la helay muuqaallo ay duubeen kaamirooyinka amniga (CCTV) oo muujinaya dhagar-qabaha oo masaajid ka dawarsanaya kahor inta uusan sameyn falka, taas oo qeyb ka ah caddeymaha baaritaanka. Xogta hordhaca ah ayaa tilmaamaysa in uu ka tirsanaa dhagar-qabeyaasha abaabula weerarrada amniga lagu carqaladeynayo.

    Baaritaanka ayaa sidoo kale lagu ogaaday in eedeysanuhu sahmin ku sameeyay goobo amni oo Muqdisho ku yaalla, kana qeyb qaatay kala gudbinta bambaanooyin. NISA waxay baaritaan ku waddaa doorkii uu ku lahaa ugu yaraan 10 weerar oo bamb-gacmeedyo loo adeegsaday, kuwaas oo ka dhacay degmooyinka Kaxda, Garasbaaley, Dayniile, Daarusalaam, Wadajir, Hodan, Kaaraan iyo Heliwaa, sababayna dhaawaca 12 qof oo shacab iyo ciidan isugu jira.

    Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay sii xoojineysaa howlgallada lagu beegsanayo xubnaha Khawaarijta, laguna burburinayo shabakadaha abaabulan.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleDowladda Federaalka oo ciidamo xooggan u dirtay Buurhakaba, weerar lagu qaadayo ciidanka Laftagareen
    Next Article Daawo Sawirrada: Ciidanka Danab oo weerar culus ku qaaday Al-Shabaab, 7 xubnood oo la dilay
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Daawo Sawirrada: Ciidanka Danab oo weerar culus ku qaaday Al-Shabaab, 7 xubnood oo la dilay

    24 October 2026

    Dowladda Federaalka oo ciidamo xooggan u dirtay Buurhakaba, weerar lagu qaadayo ciidanka Laftagareen

    24 October 2026

    Dagaal qaraar oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe, Al-Shabaab oo sheegatay inay dishay 7 askari

    24 October 2026

    Laftagareen oo eedeymo culus u jeediyey Xasan Sheekh iyo Turkiga, warqad xasaasi ahna diray

    24 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Daawo Sawirrada: Ciidanka Danab oo weerar culus ku qaaday Al-Shabaab, 7 xubnood oo la dilay

    By Banaadir2424 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta bilaabay Hawlgalka Banooda, kaas oo lagu…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    NISA oo gacanta ku dhigtay nin lagu eedeeyay weerarro bambaanooyin ah oo Muqdisho ka dhacay

    24 October 2026

    Dowladda Federaalka oo ciidamo xooggan u dirtay Buurhakaba, weerar lagu qaadayo ciidanka Laftagareen

    24 October 2026

    Dagaal qaraar oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe, Al-Shabaab oo sheegatay inay dishay 7 askari

    24 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Daawo Sawirrada: Ciidanka Danab oo weerar culus ku qaaday Al-Shabaab, 7 xubnood oo la dilay
    • NISA oo gacanta ku dhigtay nin lagu eedeeyay weerarro bambaanooyin ah oo Muqdisho ka dhacay
    • Dowladda Federaalka oo ciidamo xooggan u dirtay Buurhakaba, weerar lagu qaadayo ciidanka Laftagareen
    • Dagaal qaraar oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe, Al-Shabaab oo sheegatay inay dishay 7 askari
    • Laftagareen oo eedeymo culus u jeediyey Xasan Sheekh iyo Turkiga, warqad xasaasi ahna diray

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d