Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Al-Shabaab oo sheegtay in Turkigu duqeyn ku dilay askar ay qabatay dagaalkii Leego

    29 October 2026

    Weerarkii Leego oo Iftiimiyay Caqabadaha Hortaagan Ciidanka Soomaaliya

    29 October 2026

    Madaxii lacagaha Al-Shabaab oo lagu dilay Shabeellaha Hoose, NISA oo faahfaahin bixisay

    29 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Madaxii lacagaha Al-Shabaab oo lagu dilay Shabeellaha Hoose, NISA oo faahfaahin bixisay
    LATEST NEWS

    Madaxii lacagaha Al-Shabaab oo lagu dilay Shabeellaha Hoose, NISA oo faahfaahin bixisay

    Banaadir24By Banaadir2429 October 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) —Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo 23-kii bishan Oktoobar ka dhacay deegaanka Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay Horjooge Faysal Yuusuf Macallin Cabdulle, oo magaciisa afgarashadu ahaa Cabdikariin Horseed/Gaagaale. Horjoogahan ayaa soo noqday Madaxa Guud ee Maaliyadda Khawaarijta, wuxuuna hadda ka mid ahaa xubnaha sida dhow ula shaqeeya hoggaanka sare ee kooxda.

    Horjooge Faysal Yuusuf ayaa Khawaarijta si qarsoodi ah ugu biiray sanadkii 2007, isaga oo xilligaas ka shaqeynayay dukaan ku yaalay Suuqa Bakaaraha, kaas oo gabbaad u ahaa dhaq-dhaqaaqiisa. Intii u dhexeysay 2007 ilaa 2011, waxa uu madax ka ahaa waxa ay ugu yeeraan Maktabka Maaliyadda ee gobolka Banaadir, isaga oo maamulayay lacagaha baadda ah ee laga qaado shacabka. Sanadihii 2011 ilaa 2014, waxa uu noqday Madaxa Guud ee Xisaabaadka Khawaarijta.

    Intii u dhexeysay sanadihii 2014 ilaa 2024, Horjooge Faysal Yuusuf waxa uu hayay xilka ugu sarreeya ee Maaliyadda Guud ee Khawaarijta, ka hor inta uusan xilka ku wareejin Horjooge Cabdullaahi Xasan Cabdi Cosoble, oo loo yaqaanay Cabdullaahi Wadaad, kaas oo isagana lagu dilay howlgal 23-kii Janaayo 2026, laga fuliyay isla deegaanka Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose. Dilka labadan horjooge ee xilka maaliyadda isaga dambeeyay ayaa dhabar-jab ku ah hoggaanka iyo shabakadaha dhaqaale ee Khawaarijta.

    Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxay sii wadi doontaa howlgallada lagu beegsanayo horjoogayaasha sare ee Khawaarijta, laguna burburinayo shabakadaha ku howlan uruurinta lacagaha baadda ah ee lagu maalgeliyo dhagarta ka dhanka ah shacabka Soomaaliyeed.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleGeneral Khaalid oo Leego ka soo diray farriin kulul: “waan dhimanaynaa…
    Next Article Weerarkii Leego oo Iftiimiyay Caqabadaha Hortaagan Ciidanka Soomaaliya
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Al-Shabaab oo sheegtay in Turkigu duqeyn ku dilay askar ay qabatay dagaalkii Leego

    29 October 2026

    Weerarkii Leego oo Iftiimiyay Caqabadaha Hortaagan Ciidanka Soomaaliya

    29 October 2026

    General Khaalid oo Leego ka soo diray farriin kulul: “waan dhimanaynaa…

    29 October 2026

    Dagaalkii leego oo xog cusub laga helay: askar badan oo wali la la’yahay

    28 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Al-Shabaab oo sheegtay in Turkigu duqeyn ku dilay askar ay qabatay dagaalkii Leego

    By Banaadir2429 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee Turkiga ay duqayn ka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Weerarkii Leego oo Iftiimiyay Caqabadaha Hortaagan Ciidanka Soomaaliya

    29 October 2026

    Madaxii lacagaha Al-Shabaab oo lagu dilay Shabeellaha Hoose, NISA oo faahfaahin bixisay

    29 October 2026

    General Khaalid oo Leego ka soo diray farriin kulul: “waan dhimanaynaa…

    29 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Al-Shabaab oo sheegtay in Turkigu duqeyn ku dilay askar ay qabatay dagaalkii Leego
    • Weerarkii Leego oo Iftiimiyay Caqabadaha Hortaagan Ciidanka Soomaaliya
    • Madaxii lacagaha Al-Shabaab oo lagu dilay Shabeellaha Hoose, NISA oo faahfaahin bixisay
    • General Khaalid oo Leego ka soo diray farriin kulul: “waan dhimanaynaa…
    • Dagaalkii leego oo xog cusub laga helay: askar badan oo wali la la’yahay

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d