Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Dagaalkii leego oo xog cusub laga helay: askar badan oo wali la la’yahay

    28 October 2026

    Arrin culus oo ka taagan Shabeellaha Hoose: Xasan Sheekh oo farriin degdeg ah u diray Uganda

    28 October 2026

    Museveni oo Soomaaliya u sheegay sida looga adkaan karo Al-Shabaab

    28 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Dagaalkii leego oo xog cusub laga helay: askar badan oo wali la la’yahay
    LATEST NEWS

    Dagaalkii leego oo xog cusub laga helay: askar badan oo wali la la’yahay

    Banaadir24By Banaadir2428 October 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Warar cusub ayaa ka soo baxaya dagaalkii Isniintii ka dhacay deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo la sheegay in boqolaal askari aan weli la hayn xog rasmi ah oo ku saabsan halka ay ku sugan yihiin.

    Sida aan xogta ku helnay, askar badan oo dagaalka ku lug lahayd ayaa weli la la’yahay, waxaana ragga la la’yahay la sheegay inuu ku jiro taliye ku xigeen ka tirsanaa ururka ciidanka dagaalka galay.

    Warbixinta ayaa sidoo kale sheegaysa in qaar ka mid ah ciidamadii dagaalka ku dhumay ay shalay mar kale dagaal galeen, iyadoo ay weli taagan tahay su’aasha ku saabsan gurmadka iyo baadigoobka askarta la la’yahay.

    Ilaa hadda, sida ay sheegtay warbixintu, ma jirto gurmad rasmi ah oo la xaqiijiyey oo lagu baadi-goobayo askarta maqan, inkastoo laba maalmood ay ka soo wareegeen dagaalka.

    Dhanka kale, waxaa la sheegay in ciidamadii kale ay dib ugu laabteen saldhigga Ballidoogle, arrintaas oo dhalisay su’aalo ku saabsan halka uu ku dambeeyey qorshihii duullaanka ee ku wajahnaa degmada Buurhakaba.

    Waxay su’aal ka taagantahay sida ay dowladda uga jawaabtay khasaaraha la sheegay inuu ka dhashay dagaalka iyo sababta aan weli si cad looga hadlin qorshihii hawlgalka iyo natiijadii ka dhalatay.

    Ilaa hadda, ma jiraan faahfaahin rasmi ah oo madax-bannaan oo xaqiijinaysa tirada askarta la la’yahay, xaaladdooda iyo khasaaraha dhabta ah ee dagaalka.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleArrin culus oo ka taagan Shabeellaha Hoose: Xasan Sheekh oo farriin degdeg ah u diray Uganda
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Arrin culus oo ka taagan Shabeellaha Hoose: Xasan Sheekh oo farriin degdeg ah u diray Uganda

    28 October 2026

    Museveni oo Soomaaliya u sheegay sida looga adkaan karo Al-Shabaab

    28 October 2026

    Turkiga oo lagu eedeeyay inuu duqeeyay Buurhakaba, iskuul iyo xaafado rayid ahna beegsaday

    27 October 2026

    Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2027

    27 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Dagaalkii leego oo xog cusub laga helay: askar badan oo wali la la’yahay

    By Banaadir2428 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Warar cusub ayaa ka soo baxaya dagaalkii Isniintii ka dhacay deegaanka Leego…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Arrin culus oo ka taagan Shabeellaha Hoose: Xasan Sheekh oo farriin degdeg ah u diray Uganda

    28 October 2026

    Museveni oo Soomaaliya u sheegay sida looga adkaan karo Al-Shabaab

    28 October 2026

    Turkiga oo lagu eedeeyay inuu duqeeyay Buurhakaba, iskuul iyo xaafado rayid ahna beegsaday

    27 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Dagaalkii leego oo xog cusub laga helay: askar badan oo wali la la’yahay
    • Arrin culus oo ka taagan Shabeellaha Hoose: Xasan Sheekh oo farriin degdeg ah u diray Uganda
    • Museveni oo Soomaaliya u sheegay sida looga adkaan karo Al-Shabaab
    • Turkiga oo lagu eedeeyay inuu duqeeyay Buurhakaba, iskuul iyo xaafado rayid ahna beegsaday
    • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2027

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d