Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Al-Shabaab oo sheegtay in Turkigu duqeyn ku dilay askar ay qabatay dagaalkii Leego

    29 October 2026

    Weerarkii Leego oo Iftiimiyay Caqabadaha Hortaagan Ciidanka Soomaaliya

    29 October 2026

    Madaxii lacagaha Al-Shabaab oo lagu dilay Shabeellaha Hoose, NISA oo faahfaahin bixisay

    29 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Al-Shabaab oo sheegtay in Turkigu duqeyn ku dilay askar ay qabatay dagaalkii Leego
    LATEST NEWS

    Al-Shabaab oo sheegtay in Turkigu duqeyn ku dilay askar ay qabatay dagaalkii Leego

    Banaadir24By Banaadir2429 October 2026Updated:29 October 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee Turkiga ay duqayn ka fuliyeen goob ku taalla duleedka deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo sida ay kooxdu sheegtay lagu hayay maxaabiis ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo dhaawacyo qaba.

    War kasoo baxay kooxda, ayay ku sheegeen in duqayntu ay haleeshay goob si ku-meel-gaar ah loogu dabiibayay askar lagu qabtay dagaalkii ka dhacay deegaanka Jameeco ee gobolka Shabeellaha Hoose.

    Al-Shabaab ayaa sheegtay in goobtaasi lagu hayay 15 askari oo dhaawac ah, kuwaas oo ay ku tilmaantay xubno ka tirsan ciidamada Gorgor ee Turkigu tababaray.

    15 maxbuus oo la sheegay inay ku dhinteen duqaynta

    Sida lagu sheegay bayaanka kooxda, saddex gantaal ayaa ku dhacay goobta ay ku sugnaayeen maxaabiista dhaawacantay. Al-Shabaab ayaa ku andacootay in 12 askari ay goobta ku dhinteen, halka saddex kale oo dhaawacyo culus qaba ay markii dambe u dhinteen dhaawacyadii soo gaaray.

    Kooxdu waxay sidoo kale baahisay sawirro ay ku sheegtay inay yihiin maydadka askartii ku dhimatay duqaynta. Hase yeeshee, sheegashada ku saabsan tirada dhimashada, goobta la duqeeyay iyo cidda fulisay weerarka ayaan weli si madax-bannaan loo xaqiijin.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleWeerarkii Leego oo Iftiimiyay Caqabadaha Hortaagan Ciidanka Soomaaliya
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Weerarkii Leego oo Iftiimiyay Caqabadaha Hortaagan Ciidanka Soomaaliya

    29 October 2026

    Madaxii lacagaha Al-Shabaab oo lagu dilay Shabeellaha Hoose, NISA oo faahfaahin bixisay

    29 October 2026

    General Khaalid oo Leego ka soo diray farriin kulul: “waan dhimanaynaa…

    29 October 2026

    Dagaalkii leego oo xog cusub laga helay: askar badan oo wali la la’yahay

    28 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Al-Shabaab oo sheegtay in Turkigu duqeyn ku dilay askar ay qabatay dagaalkii Leego

    By Banaadir2429 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee Turkiga ay duqayn ka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Weerarkii Leego oo Iftiimiyay Caqabadaha Hortaagan Ciidanka Soomaaliya

    29 October 2026

    Madaxii lacagaha Al-Shabaab oo lagu dilay Shabeellaha Hoose, NISA oo faahfaahin bixisay

    29 October 2026

    General Khaalid oo Leego ka soo diray farriin kulul: “waan dhimanaynaa…

    29 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Al-Shabaab oo sheegtay in Turkigu duqeyn ku dilay askar ay qabatay dagaalkii Leego
    • Weerarkii Leego oo Iftiimiyay Caqabadaha Hortaagan Ciidanka Soomaaliya
    • Madaxii lacagaha Al-Shabaab oo lagu dilay Shabeellaha Hoose, NISA oo faahfaahin bixisay
    • General Khaalid oo Leego ka soo diray farriin kulul: “waan dhimanaynaa…
    • Dagaalkii leego oo xog cusub laga helay: askar badan oo wali la la’yahay

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d