Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Madaxda Koonfur Galbeed oo shir degdeg ah ka yeeshay amniga, maxaa shacabka loo ballanqaaday?

    1 November 2026

    Ruushka oo Soomaaliya u ballanqaaday taageero cusub oo lagu tayeynayo Ciidanka Booliska

    1 November 2026

    Burcad-badeed Soomaali ah oo afduubtay doon kalluumeysi oo laga leeyahay…

    1 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Madaxda Koonfur Galbeed oo shir degdeg ah ka yeeshay amniga, maxaa shacabka loo ballanqaaday?
    LATEST NEWS

    Madaxda Koonfur Galbeed oo shir degdeg ah ka yeeshay amniga, maxaa shacabka loo ballanqaaday?

    Banaadir24By Banaadir241 November 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Baydhabo (Banaadir24) — Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo looga hadlay xaaladda guud ee amniga deegaannada Koonfur Galbeed.

    Shirka ayaa diiradda lagu saaray qiimeynta xaaladda amni, xoojinta sugidda amniga iyo dardargelinta dadaallada lagu xaqiijinayo nabadda iyo xasilloonida deegaannada Koonfur Galbeed.

    Shirkan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee Dowladda Koonfur Galbeed ay ku xoojinayso amniga iyo nabadgelyada shacabka, iyadoo la dardargelinayo wada-shaqeynta hay’adaha amniga iyo dhammaan qeybaha ay khuseyso ee ka shaqeeya ilaalinta amniga iyo xasilloonida deegaannada maamulkaasi.

    Intii uu socday shirka, waxaa si gaar ah diiradda loo saaray muhiimadda ay leedahay in si joogto ah loola socdo xaaladda amni, lana xoojiyo dadaallada lagu xaqiijinayo amniga guud, si shacabka ku nool deegaannada Koonfur Galbeed ay u helaan nabadgelyo iyo xasillooni.

    Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay sii xoojinta dadaallada lagu sugayo amniga iyo dardargelinta howlaha ay hay’adaha amnigu u hayaan bulshada. Waxa uu sidoo kale carrabka ku adkeeyey in ilaalinta nabadgelyada shacabka iyo hantidoodu ay tahay masuuliyad mudnaan gaar ah u leh Dowladda Koonfur Galbeed.

    Shirka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Xannaanada Xoolaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eleey), Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Isaaq Maxamed Korsaar, iyo Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada, Mudane Cabdiraxiin Maxamed Xasan (Laamey).

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleRuushka oo Soomaaliya u ballanqaaday taageero cusub oo lagu tayeynayo Ciidanka Booliska
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Ruushka oo Soomaaliya u ballanqaaday taageero cusub oo lagu tayeynayo Ciidanka Booliska

    1 November 2026

    Burcad-badeed Soomaali ah oo afduubtay doon kalluumeysi oo laga leeyahay…

    1 November 2026

    Maxaa wiiqaya awoodda CXD? 8 arrimood oo muhiim u ah dib u dhiska iyo tayeynta Ciidanka

    1 November 2026

    Xasan Sheekh oo Uganda u sheegay inuu xilka ku waayi karo haddii ciidamada Uganda laga saaro Soomaaliya

    1 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss

    Madaxda Koonfur Galbeed oo shir degdeg ah ka yeeshay amniga, maxaa shacabka loo ballanqaaday?

    By Banaadir241 November 20260

    Baydhabo (Banaadir24) — Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Ruushka oo Soomaaliya u ballanqaaday taageero cusub oo lagu tayeynayo Ciidanka Booliska

    1 November 2026

    Burcad-badeed Soomaali ah oo afduubtay doon kalluumeysi oo laga leeyahay…

    1 November 2026

    Maxaa wiiqaya awoodda CXD? 8 arrimood oo muhiim u ah dib u dhiska iyo tayeynta Ciidanka

    1 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Madaxda Koonfur Galbeed oo shir degdeg ah ka yeeshay amniga, maxaa shacabka loo ballanqaaday?
    • Ruushka oo Soomaaliya u ballanqaaday taageero cusub oo lagu tayeynayo Ciidanka Booliska
    • Burcad-badeed Soomaali ah oo afduubtay doon kalluumeysi oo laga leeyahay…
    • Maxaa wiiqaya awoodda CXD? 8 arrimood oo muhiim u ah dib u dhiska iyo tayeynta Ciidanka
    • Xasan Sheekh oo Uganda u sheegay inuu xilka ku waayi karo haddii ciidamada Uganda laga saaro Soomaaliya

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d