Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Golaha Wasiirada oo go’aan ka gaaray dhaqan galinta Dastuurka cusub

    14 October 2026

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ganacsatada la kulmay, kana hadlay kobaca dhaqaalaha Soomaaliya

    14 October 2026

    Dowladda Soomaaliya oo liiska cunaqabataynta ku dartay Laftagareen, Taliye Shub iyo…

    13 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Golaha Wasiirada oo go’aan ka gaaray dhaqan galinta Dastuurka cusub
    LATEST NEWS

    Golaha Wasiirada oo go’aan ka gaaray dhaqan galinta Dastuurka cusub

    Banaadir24By Banaadir2414 October 2026Updated:14 October 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn, ayaa ka hadlay fulinta Dastuurka, dowlad-dhiska, xoojinta hey’adaha iyo horumarinta nidaamyada Maamulka Qaranka, kuwaas oo door muhiim ah ka qaadanaya xaqiijinta masuuliyadda hey’adaha kala duwan ee dowladda.

    Shirka oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyay Qaraarka Taabbo-gelinta Dastuurka, iyada oo goluhu u saaray Guddi ka kooban wasiirro oo uu guddoominayo Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, kaas oo loo igmaday dardargalinta fulinta dastuurka isla markaana uu waajibaadkooda qeyb ka yahay in muddo labo bilood ( 2) ah ay kusoo diyaariyaan, hindise-xeereedka dhismaha Xukuumadda, sida uu qabo Dastuurka, xeerkaas oo markii ugu horeysay uu dalka yeelanayo tan iyo 1968-dii, qeexayana tirada xukuumadda iyo waajibaadyada.

    Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in Dastuurka uu Dhaqangal yahay, fulintiisana loo marayo marxalado kala duwan, isaga oo xusay in xukuumaddu ku howlan-tahay in sannadka soo socda ay dalka ka qabsoonto doorasho qof iyo cod ah oo heer Federaal ah, sida uu ku cad Dastuurka Dalka.

    Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, ayaa dhanka kale, warbixin faahfaahsan usoo jeedisay golaha oo ku shaacisay soo celinta nidaamka code-kii Soomaaliya ee IATA, ee lagu maamulo Tikidhada diyaaradaha, nidaamkan oo ah xuquuq weyn oo usoo laabatay dalka.

    Nidaamkan ayaa muhiim u ah awoodda Soomaaliya ee maareynta iyo nidaaminta adeegyada tigidhada duulimaadyada, gaar ahaan hab-raacyada tigidhada iyo xiriirka nidaamyada safarada caalamiga ah, si loo adkeeyo maamulka iyo tayada adeegyada Duulista Rayidka ee dalka, shacabkana loogu soo celiyo xuquuqo ka maqnaa.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo ganacsatada la kulmay, kana hadlay kobaca dhaqaalaha Soomaaliya
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ganacsatada la kulmay, kana hadlay kobaca dhaqaalaha Soomaaliya

    14 October 2026

    Dowladda Soomaaliya oo liiska cunaqabataynta ku dartay Laftagareen, Taliye Shub iyo…

    13 October 2026

    Soomaaliya iyo Algeria oo ka shaqeynaya heshiis cusub oo ku saabsan…

    13 October 2026

    Xog cusub oo kasoo baxday ciidamadii Soomaaliyeed ee lagu hayay Itoobiya

    13 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Golaha Wasiirada oo go’aan ka gaaray dhaqan galinta Dastuurka cusub

    By Banaadir2414 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn,…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ganacsatada la kulmay, kana hadlay kobaca dhaqaalaha Soomaaliya

    14 October 2026

    Dowladda Soomaaliya oo liiska cunaqabataynta ku dartay Laftagareen, Taliye Shub iyo…

    13 October 2026

    Soomaaliya iyo Algeria oo ka shaqeynaya heshiis cusub oo ku saabsan…

    13 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Golaha Wasiirada oo go’aan ka gaaray dhaqan galinta Dastuurka cusub
    • Madaxweyne Xasan Sheekh oo ganacsatada la kulmay, kana hadlay kobaca dhaqaalaha Soomaaliya
    • Dowladda Soomaaliya oo liiska cunaqabataynta ku dartay Laftagareen, Taliye Shub iyo…
    • Soomaaliya iyo Algeria oo ka shaqeynaya heshiis cusub oo ku saabsan…
    • Xog cusub oo kasoo baxday ciidamadii Soomaaliyeed ee lagu hayay Itoobiya

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d