Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Dagaalkii leego oo xog cusub laga helay: askar badan oo wali la la’yahay

    28 October 2026

    Arrin culus oo ka taagan Shabeellaha Hoose: Xasan Sheekh oo farriin degdeg ah u diray Uganda

    28 October 2026

    Museveni oo Soomaaliya u sheegay sida looga adkaan karo Al-Shabaab

    28 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Arrin culus oo ka taagan Shabeellaha Hoose: Xasan Sheekh oo farriin degdeg ah u diray Uganda
    LATEST NEWS

    Arrin culus oo ka taagan Shabeellaha Hoose: Xasan Sheekh oo farriin degdeg ah u diray Uganda

    Banaadir24By Banaadir2428 October 2026Updated:28 October 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Waxaa soo baxaya walaac laga qabo in ciidamada Uganda ay ka baxaan qaybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose, taas oo abuuri karta firaaq amni haddii aan la gaarin heshiis ku saabsan dib u dhigista bixitaankooda.

    Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho ku tegay magaalada Kampala ee caasimadda Uganda, halkaas oo uu ka dalbaday dowladda Uganda inay dib u dhigto ka bixitaanka ciidamadeeda ku sugan gobolka Shabeellaha Hoose.

    Goobaha ay saameyn karto bixitaanka ciidamada Uganda waxaa ka mid ah magaalooyinka iyo deegaannada istiraatiijiga ah ee Baraawe, Buulo Mareer, Qoryooley iyo Janaale, kuwaas oo muhiim u ah howlaha amniga ee gobolka.

    Haddii ciidamada Uganda ay ka baxaan deegaannadaas iyada oo aan la helin qorshe amni oo beddelaya doorkooda, waxaa dhalan kara firaaq amni oo saameyn ku yeelan kara xasilloonida gobolka iyo dadaallada lagula dagaallamayo Al-Shabaab.

    Inkasta oo dowladda Soomaaliya ay dooneyso in bixitaanka ciidamada dib loo dhigo, haddana waxaa taagan su’aal muhiim ah oo ku saabsan mowqifka Kampala: Uganda ma diyaar ayay u tahay inay sii joogto Soomaaliya, mise waxay ku adkeysan doontaa qorshaha bixitaanka ciidamadeeda?

    Jawaabta su’aashaas ayaa saameyn ku yeelan karta qorshaha amniga ee koonfurta Soomaaliya iyo mustaqbalka howlgalka ciidamada Midowga Afrika ee dalka ka howlgala.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleMuseveni oo Soomaaliya u sheegay sida looga adkaan karo Al-Shabaab
    Next Article Dagaalkii leego oo xog cusub laga helay: askar badan oo wali la la’yahay
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Dagaalkii leego oo xog cusub laga helay: askar badan oo wali la la’yahay

    28 October 2026

    Museveni oo Soomaaliya u sheegay sida looga adkaan karo Al-Shabaab

    28 October 2026

    Turkiga oo lagu eedeeyay inuu duqeeyay Buurhakaba, iskuul iyo xaafado rayid ahna beegsaday

    27 October 2026

    Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2027

    27 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Dagaalkii leego oo xog cusub laga helay: askar badan oo wali la la’yahay

    By Banaadir2428 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Warar cusub ayaa ka soo baxaya dagaalkii Isniintii ka dhacay deegaanka Leego…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Arrin culus oo ka taagan Shabeellaha Hoose: Xasan Sheekh oo farriin degdeg ah u diray Uganda

    28 October 2026

    Museveni oo Soomaaliya u sheegay sida looga adkaan karo Al-Shabaab

    28 October 2026

    Turkiga oo lagu eedeeyay inuu duqeeyay Buurhakaba, iskuul iyo xaafado rayid ahna beegsaday

    27 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Dagaalkii leego oo xog cusub laga helay: askar badan oo wali la la’yahay
    • Arrin culus oo ka taagan Shabeellaha Hoose: Xasan Sheekh oo farriin degdeg ah u diray Uganda
    • Museveni oo Soomaaliya u sheegay sida looga adkaan karo Al-Shabaab
    • Turkiga oo lagu eedeeyay inuu duqeeyay Buurhakaba, iskuul iyo xaafado rayid ahna beegsaday
    • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2027

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d