Author: Banaadir24

Hay’adda Sirdoonka Iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaysa saaxiibada caalamka, ayaa fulisay howlgal bartilmaameed ah oo lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab, sida lagu sheegay war rasmi ah oo kasoo baxay hay’adda. Howlgalkan oo lagu tilmaamay mid qorsheysan ayaa ka dhacay deegaanka Hantiwadaag oo hoostaga Degmada Awdheegle, Gobolka Shabeellaha Hoose. Sida war-saxaafadeedka lagu sheegay, horjoogaha la dilay ayaa muddo dheer ku jiray liiska dadka aadka loo doon-doonayo, isagoo la sheegay inuu door muhiim ah ku lahaa abaabulka iyo hagidda falal amni darro oo ka dhacay qeybo kamid ah dalka. NISA ayaa sheegtay in howlgalka uu si guul leh…

Read More

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Jabuuti ay sare u qaadday ammaanka dalkeeda, xilli ay cirka isku shareerayaan xiisadaha ka aloosan gobolka Bariga Dhexe, gaar ahaan weerarradii ugu dambeeyay ee lala beegsaday Iran iyo carqaladaha ka jira marin-biyoodka Badda Cas. Tallaabadan ayaa la sheegay inay la xiriirto qiimeyn amni oo la sameeyay, iyadoo la tixraacayo digniino caalami ah oo lasoo saaray bishii Febraayo 2026, kuwaas oo muujinaya welwelka sii kordhaya ee ku aaddan xasillooni darrada gobolka. Jabuuti, oo martigelisa saldhigyo milatari oo ay leeyihiin dalal ay ka mid yihiin Mareykanka, ayaa loo arkaa xarun istiraatiiji ah oo muhiim u…

Read More

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in dukumeenti ku wareegaya baraha bulshada oo lagu sheegayo in dowladda federaalka ee Solmaaliya ay taageero u muujisay dowladda Iran uu yahay mid been abuur ah, isla markaana aan laga soo saarin wasaaradda. War-saxaafadeedka wasaaraddu soo saartay ayaa lagu caddeeyay in qoraalkaasi uusan ka tarjumayn mowqifka rasmiga ah ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya isla markaana aanu jirin wax oggolaansho ama soo saarid rasmi ah oo uu helay. Wasaaraddu waxay sidoo kale hoosta ka xariiqday in dukumeentiga la faafinayo uu yahay mid aan sax ahayn, laguna…

Read More

Wargeyska The Washington Post,ayaa daabacay warbixin muujinaysa in, marka laga soo tago Israa’iil, Sacuudiga uu si weyn ugu cadaadiyay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump inuu qaado tallaabo milatari oo ka dhan ah Iiraan. Sida lagu sheegay warbixinta, Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan, ayaa dhowr jeer la xiriiray Trump si uu ugu dhiirrigeliyo weerarka ka dhanka ah Iran inkasta oo uu si rasmi ah u muujinayay inuu taageersan yahay xal diblomaasiyadeed oo lagu xalliyo khilaafka. Warbixintu waxay tilmaamtay in dhaxal-suguhu uu u sheegay Madaxweynaha Iiraan Masoud Pezeshkian in Sacuudigu uusan oggolaan doonin in hawadiisa ama dhulkiisa loo adeegsado weerarro ka dhan ah…

Read More

Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), in coordination with international partners, has carried out a planned military operation targeting Al-Shabaab militants in central and southern Somalia, killing at least 40 fighters, officials said. According to a statement released in Mogadishu, the operation struck areas in the Hiiraan and Lower Shabelle regions, resulting in significant militant casualties. NISA said a joint air and ground offensive was conducted in the Wabey area and surrounding locations in the district of Maxaas, within Hiiraan. The agency reported that 17 Al-Shabaab fighters were killed in the assault, and two vehicles transporting militants were destroyed.…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda dalka, kuwaasi oo uu kala hadlay xaaladda guud ee siyaasadda dalka iyo xoojinta hannaanka curdunka ah ee dimuqraadiyadda. Madaxweynaha ayaa mas’uuliyiinta ka dhageystay talooyin iyo aragtiyo ku saabsan horumarinta nidaamka doorashooyinka iyo sidii loo xaqiijin lahaa ka qaybgal siyaasadeed oo loo dhan yahay, isaga oo ku booriyay in ay sii xoojiyaan wada shaqaynta, isla markaana ay si firfircoon uga qayb qaataan doorashooyinka qof iyo cod ee la qorsheynayo in laga qabto gobollada dalka. Dhankooda, Madaxda Ururrada siyaasadda ayaa adkeeyey muhiimadda…

Read More

Hogaamiyaha Sare ee Iran, Ayatollah Ali Khamenei, ayaa lagu dilay weerar ballaaran oo ay fuliyeen dalalka Israa’iil iyo Marrykanka, sida ay xaqiijisay warbaahinta dowladda Iran subaxnimadii Axadda. Geeridiisa ayaa mugdi gelisay mustaqbalka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran, isla markaana sare u qaaday khatarta xasillooni-darro ka dhalata gobolka. Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa ku dhawaaqay dhimashada Khamenei saacado ka hor intaan warbaahinta Iran xaqiijin, isaga oo sheegay in tani ay siinayso shacabka Iran “fursaddii ugu weynayd” ee ay dalkooda dib ugu hanan karaan. Warbaahinta dowladda ayaa sheegtay in hoggaamiyaha 86-jirka ah lagu dilay duqeyn cirka ah oo lala beegsaday xaruntiisa ku…

Read More

Hoggaamiyaha Sare ee Iiraan, Ayatollahi Ali Khamenei , oo dalkaas u rogay quwad si adag uga soo horjeeda Mareykanka isla markaana ballaariyay saameynta milatari ee Iiraan ku leedahay Bariga Dhexe, ayaa lagu dilay duqeymo ay si wadajir ah u fuliyeen Israa’iil iyo Mareykanka, sida uu wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay mas’uul sare oo Israa’iili ah Sabtidii. Ilaa hadda ma jirto wax xaqiijin rasmi ah oo ka timid dhinaca Iiraan oo ku saabsan geeridiisa. Mareykanka iyo Israa’iil ayaa Sabtidii qaaday weerarro milatari oo ka dhan ah Iiraan, iyagoo beegsaday hoggaamiyeyaasha ugu sarreeya dalkaasi, tallaabadaas oo sii hurisay xiisadda Bariga Dhexe.…

Read More

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa eedeyn culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweyne Deni ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu Waxba Kama jiraan kasoo qaado tallooyinka ay siiyaan madaxda iyo shacabka Soomaaliyeed. Waxa uu sheegay in Madaxweynaha uu hadal kasta iyo talo kasta dhageysto balse uusan waxba kasoo qaadan. “Xasan waan ka yaabay si aan ula macaamilno ma leh waa iska qoslayaa, waxaan qabaa aan doorasho qabanno, Madaxweyne Xasan albaabkiisu waa furan yahay hadalkasta waa dhegeysanayaa balse ma qaadanayo talooyinka loo soo gudbiyo”, ayuu yiri Madaxweyne Siciid Cabdullahi Deni. Madaxweynaha Puntland ayaa ugu dambeyntii soo jeediyay…

Read More

Hassan Sheikh Mohamud, held a meeting late last night with a group of Puntland politicians currently in Mogadishu who had previously relocated from Puntland and are known critics of Puntland President Said Abdullahi Deni. According to sources familiar with the discussions, the meeting focused on the country’s political landscape and the direction of the upcoming elections. President Hassan Sheikh reportedly urged the politicians to intensify efforts in organizing conferences and gatherings in support of the proposed “one person, one vote” electoral model. He also encouraged them to expand grassroots political mobilization across neighborhoods in Mogadishu. Observers note that a similar…

Read More