Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Al-Shabaab oo jab xanuun badan lagu gaarsiiyey Jameeca, 75 la dilay

    27 October 2026

    War culus oo ka soo baxay dagaalkii Leego: Alshabaab oo tirada dhimashada ku sheegtay 321 askari

    27 October 2026

    Al-Shabaab oo jidka u galay cutubyo ka tirsan ciidanka dowladda, gaadiid dagaalna qabsaday

    26 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Al-Shabaab oo jab xanuun badan lagu gaarsiiyey Jameeca, 75 la dilay
    LATEST NEWS

    Al-Shabaab oo jab xanuun badan lagu gaarsiiyey Jameeca, 75 la dilay

    Banaadir24By Banaadir2427 October 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo deegaanka Jameeca jab xooggan ku gaarsiiyey Khawaarijta Al-Shabaab

    MUQDISHO, 27 OKTOOBAR 2026: Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo ku guda jira gulufka howlgalka Banooda, ayaa 26-kii Oktoobar weerar culus oo saacado badan qaatay ku qaaday deegaanka Jameeca ee hoostaga Degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, halkaas oo fariisimo ay ku lahaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab.

    Dagaalka oo dhowr goobood ka dhacay ayay geesiyaasha qaranku jab xooggan ku gaarsiiyeen maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab, iyadoo la dilay ku dhowaad 75 maleeshiyaad ah, halka 56 kale lagu dhaawacay maleeshiyaadka tirsan  Khawaarijta.

    Intii uu dagaalku socday, maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab ayaa gaadiid ay ka buuxiyeen walxaha qarxa ku weeraray gaadiidka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaana weerarkaasi ka dhashay waxyeello soo gaartay gaadiidka ciidanka qaarkii.

    Ciidamada geesiyada XDS ayaa sii wadi doona howlgalkaas Banooda, mana hakin doonaan Khawaarijta iyo cid kasta oo garab iyo gabbaad siisa.

    Howlgalkan ayaa qayb ka ah gulufka joogtada ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ku wiiqayaan awoodda maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab, kuna burburinayaan fariisimahooda iyo isku-day kasta oo ay ku doonayaan inay dib isugu abaabulaan.

    Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxay bogaadinayaan geesinimada iyo naf-hurnimada ciidanka, waxayna adkaynayaan in howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta Al-Shabaab ay sii socon doonaan, si loo ciribtiro khatarta argagixisada, loona xaqiijiyo amniga, nabadda iyo xasilloonida guud ahaan dalka.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleWar culus oo ka soo baxay dagaalkii Leego: Alshabaab oo tirada dhimashada ku sheegtay 321 askari
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    War culus oo ka soo baxay dagaalkii Leego: Alshabaab oo tirada dhimashada ku sheegtay 321 askari

    27 October 2026

    Al-Shabaab oo jidka u galay cutubyo ka tirsan ciidanka dowladda, gaadiid dagaalna qabsaday

    26 October 2026

    Madaxweynaha muddo dhaafka ah oo mucaaradka u fidiyey casuumaad cusub

    26 October 2026

    Turkiga oo sii xoojinaya tababarka iyo qalabeynta ciidanka Soomaaliya

    26 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Al-Shabaab oo jab xanuun badan lagu gaarsiiyey Jameeca, 75 la dilay

    By Banaadir2427 October 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo deegaanka Jameeca jab xooggan ku gaarsiiyey Khawaarijta…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    War culus oo ka soo baxay dagaalkii Leego: Alshabaab oo tirada dhimashada ku sheegtay 321 askari

    27 October 2026

    Al-Shabaab oo jidka u galay cutubyo ka tirsan ciidanka dowladda, gaadiid dagaalna qabsaday

    26 October 2026

    Madaxweynaha muddo dhaafka ah oo mucaaradka u fidiyey casuumaad cusub

    26 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Al-Shabaab oo jab xanuun badan lagu gaarsiiyey Jameeca, 75 la dilay
    • War culus oo ka soo baxay dagaalkii Leego: Alshabaab oo tirada dhimashada ku sheegtay 321 askari
    • Al-Shabaab oo jidka u galay cutubyo ka tirsan ciidanka dowladda, gaadiid dagaalna qabsaday
    • Madaxweynaha muddo dhaafka ah oo mucaaradka u fidiyey casuumaad cusub
    • Turkiga oo sii xoojinaya tababarka iyo qalabeynta ciidanka Soomaaliya

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d