Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xildhibaanada oo dhameystirka Akhrinta koowaad ee Heshiiska Qaramada Midoobay ee ka ganacsiga…

    19 October 2026

    Madaxda Koonfur Galbeed iyo xildhibaannada labada Aqal oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah

    19 October 2026

    Aadan Madoobe oo Muqdisho ku dhuumanaya iyo mas’uuliyiintii maamulkiisa oo…

    19 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Xildhibaanada oo dhameystirka Akhrinta koowaad ee Heshiiska Qaramada Midoobay ee ka ganacsiga…
    LATEST NEWS

    Xildhibaanada oo dhameystirka Akhrinta koowaad ee Heshiiska Qaramada Midoobay ee ka ganacsiga…

    Banaadir24By Banaadir2419 October 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 26-aad, waxaana shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo uu wehliyo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow.

    Ugu horreyn, Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa guda galay dhameystirka Akhrinta koowaad ee Heshiiska Qaramada Midoobay ee ka ganacsiga Sharci-darada ah ee daawooyinka maanka dooriya iyo kuwa maanka saameeya 1988 oo ay soo gudbisay Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, iyadoo mudanayaasha Golaha ay heshiiskan su’aalo ka weydiiyeen Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Dr Cali Xaaji Aadan oo dhankiisa ka jawaabay su’aalaha ay Xildhibaanada weydiiyeen.

    Sidoo kale, mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Akhrinta sedaxaad marsiiyey ee Heshiisyada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga ee ku saabsan Iskaashiga Caalamiga ah ee Garsoorka, waxaana warbixinta Akhrinta koowaad ee Heshiisyadan golaha la wadaagay Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Jaamac Mursal (Geelle).

    Dhinaca kale, Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Akhrinta sedaxaad marsiiyey Hindise-Sharciyeedka Wax-ka-baddelka Sharciga Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Sharci Lr.130 ee soo baxay April-2012, iyadoo uu Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Haaruun Cabdullaahi uu goluhu u faahfaahiyey warbixinta Akhrinta Sedaxaad ee Hindise-Sharciyeedkan.

    Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo kulanka soo xiray ayaa Xildhibaanada uga mahadceliyey ka qeybgalka iyo gudashada waajibaadkooda dastuuriga ah.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleMadaxda Koonfur Galbeed iyo xildhibaannada labada Aqal oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Madaxda Koonfur Galbeed iyo xildhibaannada labada Aqal oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah

    19 October 2026

    Aadan Madoobe oo Muqdisho ku dhuumanaya iyo mas’uuliyiintii maamulkiisa oo…

    19 October 2026

    Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday guul cusub oo dhinaca…

    19 October 2026

    Booliska Banaadir oo ka hadlay wararka sheegaya in xarumaha Hormuud baaritaanno…

    19 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xildhibaanada oo dhameystirka Akhrinta koowaad ee Heshiiska Qaramada Midoobay ee ka ganacsiga…

    By Banaadir2419 October 20260

    Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 8-aad,…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Madaxda Koonfur Galbeed iyo xildhibaannada labada Aqal oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah

    19 October 2026

    Aadan Madoobe oo Muqdisho ku dhuumanaya iyo mas’uuliyiintii maamulkiisa oo…

    19 October 2026

    Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday guul cusub oo dhinaca…

    19 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xildhibaanada oo dhameystirka Akhrinta koowaad ee Heshiiska Qaramada Midoobay ee ka ganacsiga…
    • Madaxda Koonfur Galbeed iyo xildhibaannada labada Aqal oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah
    • Aadan Madoobe oo Muqdisho ku dhuumanaya iyo mas’uuliyiintii maamulkiisa oo…
    • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday guul cusub oo dhinaca…
    • Booliska Banaadir oo ka hadlay wararka sheegaya in xarumaha Hormuud baaritaanno…

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d