Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Madaxda Koonfur Galbeed iyo xildhibaannada labada Aqal oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah

    19 October 2026

    Aadan Madoobe oo Muqdisho ku dhuumanaya iyo mas’uuliyiintii maamulkiisa oo…

    19 October 2026

    Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday guul cusub oo dhinaca…

    19 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Aadan Madoobe oo Muqdisho ku dhuumanaya iyo mas’uuliyiintii maamulkiisa oo…
    LATEST NEWS

    Aadan Madoobe oo Muqdisho ku dhuumanaya iyo mas’uuliyiintii maamulkiisa oo…

    Banaadir24By Banaadir2419 October 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Warar laga helayo ilo amni ayaa sheegaya in Aadan Madoobe uu deggen yahay Hotel Decale oo ay maamusho dowladda Turkiga, kuna dhex yaalla xarunta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

    Banaadir24, ayaa ogaatay in Aadan Madoobe uu hotelka kulamo aan si rasmi ah loo shaacin kula yeeshay wakiillo ka socda hay’ado caalami ah, oo ay ku jirto Qaramada Midoobay (UN). Kulamadaas ayaa la sheegay in si hoose loo qabtay, iyadoo la sheegay in laga cabsi qabo in shaacintoodu ay caro ka dhaliso ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ee taabacsan Cabdicasiis Laftagareen iyo qaybo ka mid ah bulshada Koonfur Galbeed.

    Dhanka kale, ilo xog-ogaal ah ayaa tilmaamaya in inta badan mas’uuliyiinta sare ee maamulka Aadan Madoobe ay haatan ku sugan yihiin Muqdisho, marka laga reebo afhayeenkiisa iyo mas’uuliyiin ka tirsan laamaha amniga gudaha.

    Arrintan ayaa kusoo beegmaysa xilli ay sii kordhayaan hubanti la’aanta siyaasadeed iyo walaaca amni ee ka jira magaalada Baydhabo, oo ah xarunta maamulka Koonfur Galbeed.

    Joogitaanka mas’uuliyiinta maamulka ee Muqdisho ayaa dhalinaya su’aalo ku saabsan awoodda maamulkoodu u leeyahay inuu Baydhabo ka sii wato shaqadiisa iyo inuu gacanta ku hayo xarumaha awoodda, iyadoo ay taagan yihiin xiisado u dhexeeya dhinacyada siyaasadeed iyo kuwa amni ee iska soo horjeeda.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleDowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday guul cusub oo dhinaca…
    Next Article Madaxda Koonfur Galbeed iyo xildhibaannada labada Aqal oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Madaxda Koonfur Galbeed iyo xildhibaannada labada Aqal oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah

    19 October 2026

    Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday guul cusub oo dhinaca…

    19 October 2026

    Booliska Banaadir oo ka hadlay wararka sheegaya in xarumaha Hormuud baaritaanno…

    19 October 2026

    Hogaamiye sare oo Shabaab ah oo lagu dhex arkay ciidamada Laftagareen ee qabsaday…

    18 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Madaxda Koonfur Galbeed iyo xildhibaannada labada Aqal oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah

    By Banaadir2419 October 20260

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Muqdisho…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Aadan Madoobe oo Muqdisho ku dhuumanaya iyo mas’uuliyiintii maamulkiisa oo…

    19 October 2026

    Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday guul cusub oo dhinaca…

    19 October 2026

    Booliska Banaadir oo ka hadlay wararka sheegaya in xarumaha Hormuud baaritaanno…

    19 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Madaxda Koonfur Galbeed iyo xildhibaannada labada Aqal oo Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah
    • Aadan Madoobe oo Muqdisho ku dhuumanaya iyo mas’uuliyiintii maamulkiisa oo…
    • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday guul cusub oo dhinaca…
    • Booliska Banaadir oo ka hadlay wararka sheegaya in xarumaha Hormuud baaritaanno…
    • Hogaamiye sare oo Shabaab ah oo lagu dhex arkay ciidamada Laftagareen ee qabsaday…

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d