Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday guul cusub oo dhinaca…

    19 October 2026

    Booliska Banaadir oo ka hadlay wararka sheegaya in xarumaha Hormuud baaritaanno…

    19 October 2026

    Hogaamiye sare oo Shabaab ah oo lagu dhex arkay ciidamada Laftagareen ee qabsaday…

    18 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Booliska Banaadir oo ka hadlay wararka sheegaya in xarumaha Hormuud baaritaanno…
    LATEST NEWS

    Booliska Banaadir oo ka hadlay wararka sheegaya in xarumaha Hormuud baaritaanno…

    Banaadir24By Banaadir2419 October 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) — Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa been abuur ku tilmaamay warar baraha bulshada lagu faafiyay oo sheegaya in ciidamo ka tirsan Booliska ay galeen xarumaha shirkadda Hormuud, isla markaana ay halkaas ka wadaan baaritaanno.

    Booliska ayaa shacabka uga digay faafinta wararka aan la xaqiijin, iyagoo sheegay in dadka si ula kac ah u faafiya wararka been abuurka ah lala tiigsan doono tallaabo sharci ah.

    Taliska ayaa sidoo kale bulshada kula taliyay inay xogaha noocan ah ka hubiyaan ilo rasmi ah, kana fogaadaan wararka marin-habaabinta ah.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleHogaamiye sare oo Shabaab ah oo lagu dhex arkay ciidamada Laftagareen ee qabsaday…
    Next Article Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday guul cusub oo dhinaca…
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday guul cusub oo dhinaca…

    19 October 2026

    Hogaamiye sare oo Shabaab ah oo lagu dhex arkay ciidamada Laftagareen ee qabsaday…

    18 October 2026

    Maxaa ka soo baxay kulankii Guddiga Difaaca Baarlamaanka iyo taliyayaasha ciidamada?

    18 October 2026

    Sarkaal iyo ciidamo uu wato oo ku biiray ciidamada Laftagareen

    18 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday guul cusub oo dhinaca…

    By Banaadir2419 October 20260

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Booliska Banaadir oo ka hadlay wararka sheegaya in xarumaha Hormuud baaritaanno…

    19 October 2026

    Hogaamiye sare oo Shabaab ah oo lagu dhex arkay ciidamada Laftagareen ee qabsaday…

    18 October 2026

    Maxaa ka soo baxay kulankii Guddiga Difaaca Baarlamaanka iyo taliyayaasha ciidamada?

    18 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday guul cusub oo dhinaca…
    • Booliska Banaadir oo ka hadlay wararka sheegaya in xarumaha Hormuud baaritaanno…
    • Hogaamiye sare oo Shabaab ah oo lagu dhex arkay ciidamada Laftagareen ee qabsaday…
    • Maxaa ka soo baxay kulankii Guddiga Difaaca Baarlamaanka iyo taliyayaasha ciidamada?
    • Sarkaal iyo ciidamo uu wato oo ku biiray ciidamada Laftagareen

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d