Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Uganda oo kumannaan askari kala baxaysa Shabeellaha Hoose, Baraawe oo wajahaysa marxalad cusub oo amni
    LATEST NEWS

    Uganda oo kumannaan askari kala baxaysa Shabeellaha Hoose, Baraawe oo wajahaysa marxalad cusub oo amni

    Banaadir24By Banaadir2414 November 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) – In ka badan 2,000 askari oo ka tirsan ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka AUSSOM ayaa la filayaa in maalinta berri ah ay si rasmi ah uga baxaan deegaano muhiim ah oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose.

    Ciidamada ayaa la sheegay in hal goob lagu soo ururin doono, halkaas oo ay ka bilaabi doonaan bixitaankooda iyagoo adeegsanaya kolonyo gaadiid ah. Gaadiidka loo adeegsanayo howlgalka ayaa la sheegay inay yihiin kuwii horey toddobaadkii la soo dhaafay ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka uga qaaday magaalada Baraawe, kaddib markii ay la wareegeen mas’uuliyadda amniga.

    Yareynta joogitaanka ciidamada AUSSOM ayaa dhalisay walaac la xiriira xaaladda amniga, iyadoo saraakiil amni ay tilmaamayaan in si taxaddar leh loo maareeyo meelaha ay baneynayaan ciidamada baxaya, si looga hortago in uu halkaasi ka dhasho firaaq amni.

    Dhanka kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalmo ka hor taliska Ciidanka Xoogga Dalka faray in deegaanada ay Baraawe ka mid tahay la geeyo afar illaa shan urur oo ka tirsan ciidamada dowladda, kuwaas oo qeyb ahaan hadda la diyaariyey.

    Baraawe ayaa haatan noqotay goob si gaar ah isha loogu hayo, iyadoo isbeddelka mas’uuliyadda amniga iyo bixitaanka ciidamada Uganda ay sare u qaadeen muhiimadda ay magaaladaasi u leedahay xaaladda amni ee gobolka Shabeellaha Hoose.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleDowladda Soomaaliya oo xaqiijisay ballanqaadkeedii ahaa…
    Next Article Maxaa ka cusub gogoshii wadatashiga ee Xasan Sheekh fidiyay?
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    By Banaadir2425 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Soomaaliya ayaa wajahaysa marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, iyadoo khilaafaadka dastuurka, muranka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed
    • Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose
    • Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda
    • Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco
    • Ciidamada Uganda oo Soomaaliya ka baxaya, xog cusub oo laga shaaciyay qorshaha bixitaanka

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d