Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay ballanqaadkeedii ahaa…
    LATEST NEWS

    Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay ballanqaadkeedii ahaa…

    Banaadir24By Banaadir2414 November 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Accra (Banaadir24) — Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa magaalada Accra ee dalka Ghana kaga qaybgalay kalfadhiga aan caadiga ahayn ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.

    Cali Balcad ayaa khudbad uu ka jeediyay shirka ku baaqay in Midowga Afrika yeesho nidaam dhaqaale oo isku filan, si loo yareeyo ku tiirsanaanta dhaqaalaha dibadda, loona helo ilo dhaqaale oo joogto ah oo lagu daboolo baahiyaha qaaradda.

    Wasiiru Dowlaha ayaa si gaar ah u adkeeyay muhiimadda ay leedahay xoojinta Sanduuqa Nabadda ee Midowga Afrika (AU Peace Fund), isaga oo ku baaqay in si buuxda loo hirgeliyo go’aankii Kigali ee ahaa canshuurta boqolkiiba 0.2 laga qaado badeecadaha qaaradda dibadda looga soo dejiyo.

    Sidoo kale, wuxuu soo dhoweeyay iskaashiga la soo jeediyay ee lala yeelanayo hay’adaha maaliyadeed ee Afrika, isaga oo taageeray dib-u-habaynta lagu mideynayo waajibaadka iyo shaqooyinka Guddiga Midowga Afrika.

    Cali Balcad ayaa uga mahadceliyay dowladda Ghana martigelinta shirka, sidoo kalena wuxuu bogaadiyay dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika taageerada ay howlgalka AUSSOM ku siiyeen Sanduuqa Nabadda ee Midowga Afrika.

    Wuxuu xusay in dakhliga ka soo xarooda maalgelinta sanduuqaasi uu door muhiim ah ka qaadan karo taageeridda mudnaanta nabadeed iyo baahiyaha istaraatiijiyadeed ee qaaradda Afrika.

    Ugu dambeyn, Wasiiru Dowlaha ayaa ku baaqay in dalalka Afrika ay hormuud ka noqdaan xal u helidda caqabadaha qaaradda, iyadoo la xoojinayo midnimada, iskaashiga iyo isku filnaanshaha dhaqaale.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleUganda oo ka jawaabtay sheegashada Al-Shabaab ee dilka 11 askari oo ciidamadeeda ka tirsan
    Next Article Uganda oo kumannaan askari kala baxaysa Shabeellaha Hoose, Baraawe oo wajahaysa marxalad cusub oo amni
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    By Banaadir2425 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Soomaaliya ayaa wajahaysa marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, iyadoo khilaafaadka dastuurka, muranka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed
    • Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose
    • Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda
    • Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco
    • Ciidamada Uganda oo Soomaaliya ka baxaya, xog cusub oo laga shaaciyay qorshaha bixitaanka

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d