Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Turkiga oo war lama filaan ah ka soo saaray 15,000 askari oo la sheegay inuu usoo dirayo Soomaaliya
    LATEST NEWS

    Turkiga oo war lama filaan ah ka soo saaray 15,000 askari oo la sheegay inuu usoo dirayo Soomaaliya

    Banaadir24By Banaadir2413 November 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ankara (Banaadir24) – Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga ayaa si rasmi ah u beenisay wararka sheegaya in dowladda Ankara ay qorsheyneyso inay Soomaaliya u soo dirto 15,000 oo askari, kuwaas oo la sheegay in lagu xoojin lahaa amniga dalka iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

    Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga, Admiral Zeki Aktürk, ayaa Khamiistii, 12-ka November, shirkiisa toddobaadlaha ah ee warbaahinta ku sheegay in wararka sheegaya in Turkigu Soomaaliya u soo dirayo 15,000 oo askari aysan waxba ka jirin.

    Aktürk ayaa sheegay in Ciidamada Howlgalka Turkiga ee Soomaaliya iyo Taliska Ciidamada Cirka ee Turkiga ee dalka ku sugan ay sii wadi doonaan taageerada milatari, tababarrada iyo la-talinta ciidamada Soomaaliya, si kor loogu qaado awoodda ay u leeyihiin la dagaallanka kooxaha argagixisada.

    Hadalkan ayaa imaanaya xilli Soomaaliya ay wajahaysay isbeddello la xiriira joogitaanka ciidamada shisheeye, gaar ahaan go’aanka Uganda ay ku bilowday dhimista iyo ka bixitaanka ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya, taas oo dhalisay su’aalo ku saabsan cidda buuxin doonta goobaha ay baneeyaan ciidamadaasi.

    Turkiga ayaa muddooyinkii dambe ballaariyay iskaashigiisa milatari ee Soomaaliya, isagoo dalka ka hirgeliyay saldhigga weyn ee tababarka ciidamada TURKSOM oo Muqdisho laga furay sanadkii 2017, halkaas oo lagu tababaro saraakiisha iyo ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan kumaandooska Gorgor.

    Sidoo kale, Turkiga ayaa Soomaaliya keenay diyaaradaha dagaalka ee F-16, iyadoo baarlamaanka Turkiga bishii July 2026 uu muddo laba sano ah u kordhiyay oggolaanshaha joogitaanka ciidamadiisa Soomaaliya, kaas oo ku eg 27-ka July 2028.

    Inkasta oo Ankara ay beenisay qorshaha dirista 15,000 oo askari, haddana waxay caddeysay in taageerada milatari ee ay siiso Soomaaliya ay sii socon doonto, iyadoo labada dowladood uu ka dhexeeyo heshiis iskaashi difaac iyo dhaqaale oo la saxiixay bishii February 2024.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleMaxaa kala geeyay Uganda iyo Turkiga? Sirta ka dambeysa bixitaanka ciidamada Uganda ee Soomaaliya
    Next Article Fiqi oo hadal siyaasadeed oo xasaasi ah ka yiri mustaqbalka hoggaanka Soomaaliya
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    25 November 2026

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed

    By Banaadir2425 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Soomaaliya ayaa wajahaysa marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, iyadoo khilaafaadka dastuurka, muranka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose

    25 November 2026

    Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda

    24 November 2026

    Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco

    24 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Dowladda Soomaaliya oo wajahaysa cadaadis: Eedeymo musuqmaasuq iyo dagaal siyaasadeed
    • Xog cusub: Ciidamo tiro badan oo laga soo qaaday Galmudug lana geeyay furimaha Shabeellaha Hoose
    • Maxaa ka dhacay Golweyn? Al-Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidamada Uganda
    • Howlgalka Banooda oo wej cusub galay, Danab oo la wareegay Jameeco
    • Ciidamada Uganda oo Soomaaliya ka baxaya, xog cusub oo laga shaaciyay qorshaha bixitaanka

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d